DAAWO: 39-kii Xildhibaan Ee U Codeeyey Cabdiraxmaan Talyalne Oo Warbaahinta La Hadlay, Soona Bandhigay Xaqiiqo Fariin U Ah Maxkamada Sare.

(SLT-Hargeysa)- Xildhibaanadii u codeeyey  In Xil Cabdiraxmaan Talyanle Noqdo  Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa waxaa ay la hadleen warbaahinta waxaana ay sheegen in codkoodii la isdabo mariyey oo Baashe Maxamed Faarax uu isagu helay 38 xildhibaan codkooda