Daawo: Fanaaniinta Cabdikariin Raas Iyo Nimco Yaasiin Oo Soo Saaray Hees Ka Hadlay Bohol Yowga Dalka Hooyo Ee Somaliland.

Labada Fanaan ee Cabdikariin Raas Iyo Nimco Sharaf, ayaa soo saaray hees cusub oo ka hadlaysa boholyowga dalkii hooyo. Muqaalka heestaas oo aad jeclaysan doonto Hoos Ka Daawo.