CIRRO: Hoggaamiye Cod Ka Raadinaya Deegaan Uu Hal Qof Kaga Jiro Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI + DAAWO Muuqaal

(SLT-Gabiley) – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Gabiley ee xarunta Gobolka Gabiley, waxaanu sidoo kale soo marey deegaanno hoos taga gobolkaasi.

Cirro

Guddoomiyaha ayaa soo dhaweyn kala kulmay shacabka reer Gabiley ee taageersan xisbiga WADDANI.

 

Somalilandtoday.com/Hargeysa Office

Contact@Somalilandtoday.com