SOMALILAND: Ciidamadda Booliska Oo Soo Bandhigay Maandooriye Tiro Badan Iyo Hub Faashash Ah Oo Ay Qabteen.

(SLT-Hargaysa) Ciidamadda Booliska ayaa soo bandhigay Maandooriye tiro badan iyo hub faashash u badan oo ay qabteen Hoos ka DAAWO Muqaalka umuurtaas.