“Cayda Wax Ma Garatadu Ima Dhibto” – DAAWO Wareysi Laga Qaadey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland

(SLT-London) – Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka jawaabay su’aalo ad-adag oo Telefiishanka HCTV ku waydiiyey Magaalada London e caasimadda dalka Ingiriiska.

Xirsi Iyo Tiriig

Wareysigan ayaa su’aalihii iyo jawaabihii uu wasiirku ka bixiyey u dhaceen sidan ee Daawasho wanaagsan

Somalilandtoday.com/Hargeysa Office

Contact@Somalilandtoday.com