Category Archives: News

Yuhuudda Jarmalka Oo Looga Digay Xidhashada Koofida Ay Caanka Ku Yihiin

(SLT-Berlin)-Ninka dowladda Jarmalka u qaabilsan ka hortagga Yuhuud naceybka ayaa dadkaasi ugu baaqay in aanay fagaarayaasha ku xidhan koofida yar ee ay caanka

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: Xaji Cismaan Badha-badha Oo Aas-qaran Loogu Sameeyay Magaaladda Burco.

(SLT-Burco) Xaji Cismaan Badha-dhaba oo kamid aha odayaasha Caanka Ah Ee Burco ayaa Aas-qaran Loogu sameeyay Magaaladda Burco. Wariye Bashiir Nuux Ibrahim Oo

Posted in focus, News | Leave a comment

Dawladda Itoobiya Oo Ka Hadashay Khariiradda Ay Daabacday Ee Muran Badan Dhalisay

(SLT-Addis Ababa)-Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ka xun tahay khariirad lagu soo daabacay bogga Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Itoobiya oo muujinaysay khaladaad. Qoraal

Posted in focus, News | Leave a comment

Shirkadda Facebook Oo Sheegtay Inay Meesha Ka Saartay 2.2 billion Oo Ciwaano Been Abuur Ah

(SLT-Washington)-Shirkadda Facebook ayaa sheegtay inay meesha ka saartay 2.2 billion oo ciwaano been abuur ah ilaa bishii January iyo March, waxaanay arintani noqonaysaa

Posted in focus, News | Leave a comment

Itoobiya Oo Qabatay Mid Ka Mid Ah Saraakiishii Maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar

(SLT- Gol-dogob)-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay Sarkaal sare oo ka mid ahaa Maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar (Iley) ee Dawlad-deegaanka Itoobiya.

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyey Xidhitaankii Wejiga Kowaad Ee Shaqo Qaran

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka carbiska dhallinyarada ee shaqo

Posted in focus, News | Leave a comment

“Aniga Oo Agaasime Ka Ah Wasaaradda Caafimaad Ee Muqdisho Ayuu Haddana Dareenku I Keenay Halkan Oo Dayac Iiga Muuqday…” Marwo Edna Aadan Ismaaciil

(SLT-Hargeysa)-Marwo Edna Aadan Ismaaciil ayaa ka warramay barnaamijka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne oo uu

Posted in focus, News | Leave a comment

“Waa Laga Khalkhalay Oo Waxa La Yidhi Ciidammada Intaa Leeg Ee Ay Somaliland Waa Samaysatay Halis…” Taliyaha Ciidanka Militeriga, Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani

(SLT-Hargeysa)-Taliyaha ciidanka militeriga, Sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa ka warramay barnaamijka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday

Posted in focus, News | Leave a comment

Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Xidhay Wejiga Koowaad Ee Barnaamujka Shaqo Qaran

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka carbiska dhallinyarada ee shaqo

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: Ugaas Isaxaaq Oo Tageeray Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco, Fariin Adagna U Diray Madaxweyne Muuse Biixi & Maxamed Kaahin

(SLT-Burco) Ugaas Isxaaq Aadan ayaa tageeray shirka dhawaan u qabsoomi doona Beelaha bariga iyo Galbeedka Burco wuxuuna fariin adag u diray Madaxweyne Muuse

Posted in English, focus, News | Leave a comment