Category Archives: advertise

SOMALILAND: Dugsiyadii Dawladda Oo Xashin Buuxiyay Xili Xukuumadda Muuse Biixi Sheegtay Inay Waxbarashada Wax Ka Qabteen.+SAWIRRO

(SLT-Hargaysa) Goobaha waxbarasho ee Dawladda ayaa gabi ahaanba qarka u saaran inay meesha ka baxaan, kadib markii Dadwaynihii u qaybsameen qaar ka wareegay

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

SOMALILAND: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Guutooyin Ciidan Ah U Sii Kaxaystay Safarkiisa .

(SLT-Berbera) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar ugu baxay inta la ogyahay magaalada Burco, ayaa socdalkiisa wuxuu sii kaxaystay cutubyo ka tirsan

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

“Dalku Wuxuu Maraya Meel Khatar Ah Waana Wakhtigii Guurtidu Badbaadin Lahayd “Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiramxaan

(SLT-Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo kamid ah Saldiinta waa wayn ee Somaliland ayaa ka dayriyay xaalada Dalku maraayo muddo sannad Ah oo Muuse

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

“Inuu Meel Walba Yidhaa Inaadeerkay Baan U Dhiibtay Oo Madaxtooyadiina Xaafadayada Ayaan U Rarayaa Wax La Aqbali Karo Ma Aha”..Boqor Raabi Yuusuf

(SLT-Hargaysa)Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka waaweyn ee Somaliland gaar ahaan kuwa Gobolka Maroodi-jeex ayaa si culus oo adag uga

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

DAAWO: “Muuse Biixi Xilka Waa Laga Qaadya Haduu Wadi Kari Waayo”. Guddoomiyaha Xisbiga UCID

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay isbedelka siyaasadda geeska afrika iyo saamaynta uu ku yeelan karo

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

DAAWO: “Eritrea Iyada Oo Aanay Wali La Heshiin Jabuuti Ayaa Laga Qaaday Cunaqabatayntii, Waxa Gacan Weyn Ka Gaystay Farmaajo….” Faysal Cali Waraabe

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadlay isbedelka ka socda geeska afrika iyo saamaynta uu ku yeelan karo

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

Ambassador Aadan Muuse Jibriil Oo Tilmaamay In Aanay Wax Fiican Ahayn In Kuraasta Ugu Saraysay Xukuumadda Ay Cid Gaar Ahi Uruursato.

Magacaabista Dr.Yassiin Faraton ee wasaaradda arrimaha Dibeddu waxay buuxinaysa waax wayn oo dawlad Wanaagga Somaliland ka maqna intii ka dambaysey Madaxwyne Cigaal ka

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

” Madaxtooyadu maanta waa halka ay ka soo Burqanayso Naxliga, Nacayb-shaha iyo kala qaybinta Ummada” Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha cadaalada ee xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa si adag ugu jawaabay afhayeenka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

Somaliland-ta aynu rabnay iyo ta maanta joogta. Danbi kasta oo lagu wiiqmo Isaaq ayaa u aabe ah. Dood iyo Xal.

Somaliland-ta aynu rabnay iyo ta maanta joogta. Danbi kasta oo lagu wiiqmo Isaaq ayaa u aabe ah. Dood iyo Xal. Somaliland 80-sanno ayay

Posted in advertise, focus, News | Comments Off on Somaliland-ta aynu rabnay iyo ta maanta joogta. Danbi kasta oo lagu wiiqmo Isaaq ayaa u aabe ah. Dood iyo Xal.

Muqdisho: Ethiopian Airlines Oo Dulimaadyo Rasmiya Ka Bilawday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.+SAWIRRO

(SLT-Muqdisho)Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa maanta si rasmi ah magaaladda Muqdisho ee xarunta Dalkaasi Soomaliya uga bilowday duulimaadkii u horeeyay oo rakaab ah

Posted in advertise, focus, News | Comments Off on Muqdisho: Ethiopian Airlines Oo Dulimaadyo Rasmiya Ka Bilawday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.+SAWIRRO