Category Archives: Advertise

Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyay Heshiiskii Kooxda Khaatumo +SAWIRO

(SLT-Caynaba)Magaalada Caynaba ee xarunta gobolka saraar waxa maanta lagu soo gabo-gabeeyay wadahadaladii u socday dawladda somaliland iyo khaatumo, wadahadalaadaasi oo socday labadii sanno

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyay Heshiiskii Kooxda Khaatumo +SAWIRO

DAAWO: Saladiin Iyo Degaano Si Weyn Uga Cadhooday Hadalo Ku Jiray Doodi Xalay Ee Muuse Biixi Murasha Xisbiga KULMIYE

(SLT-Hargaysa) Hadalo kujiray doodi xalay oo ka soo yeedhay Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa dhaliyay cadho xoogleh oo ka soo yeedhaysa

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Saladiin Iyo Degaano Si Weyn Uga Cadhooday Hadalo Ku Jiray Doodi Xalay Ee Muuse Biixi Murasha Xisbiga KULMIYE

DAAWO: “Ilaa Xabaalihii Ayaa Maanta La Iibinayaa, Haddii Aanu Nahay WADDANI Waxa Aanu Idin Ballan-qaadaynaa In Hantidiinii Gacantiina Lagu Soo Celiyo” Maxamed Biixi

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka dayriyay halka ay marayso xaaladda dalka iyo dhul boobka ka socda waxaanu ballan-qaad u sameeyay bulshada reer

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Ilaa Xabaalihii Ayaa Maanta La Iibinayaa, Haddii Aanu Nahay WADDANI Waxa Aanu Idin Ballan-qaadaynaa In Hantidiinii Gacantiina Lagu Soo Celiyo” Maxamed Biixi

Shacbiga Magaalada Balicalanle Oo Baacsaday Xildhibaan Bidhi Oo Olole KULMIYE Ah Ugu Tagay.

(SLT-Burco) Shacbiga magaalada Balicalanle oo ka tirsan degaanada Gobolka Togdheer ayaa baacsaday Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan Golaha Degaanka Burco.

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Shacbiga Magaalada Balicalanle Oo Baacsaday Xildhibaan Bidhi Oo Olole KULMIYE Ah Ugu Tagay.

Madaxweynaha Somaliland Oo Isugu yeedhay Murashixiinta Saddexda Xisbi Qaran, Xubnaha Komishanka Qaranka, Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka iyo Gudoomiyeyaasha Guurtida Iyo Maxkamada Sare+SAWIRO

(SLT-Hargaysa)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa kulan casho sharaf ah isugu yeedhay Komishanka qaranka, murashaxiinta saddexda xisbi qaran, gudoomiyaha

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Isugu yeedhay Murashixiinta Saddexda Xisbi Qaran, Xubnaha Komishanka Qaranka, Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka iyo Gudoomiyeyaasha Guurtida Iyo Maxkamada Sare+SAWIRO

“Idin-Kumaan Imman Dhaqasho(WADDANI), iyo Dhiil Madhan Ee Waxaan Idinla Imi Maan Iyo Maskax Cullan…” Siyaasi Cabdiqani Abiib SAMAALE

Siyaasi Cabdiqani Abiib SAMAALE ayaa sheegay inay dadku wada WADDANI yihiin, dabayshuna dhinaca WADDANI u socoto, isla markaana dadku ka yaacayaan Xisbiga KULMIYE

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on “Idin-Kumaan Imman Dhaqasho(WADDANI), iyo Dhiil Madhan Ee Waxaan Idinla Imi Maan Iyo Maskax Cullan…” Siyaasi Cabdiqani Abiib SAMAALE

DAAWO: “Axmadow Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI Dadka Ugu Dhaw Ayaan Ka Mid Ahaye Mid Ku Bushaarayso Albaab Xidhan Ma Leh, Waji Xidhana Ma Leh, Qalbi Xidhana Ma Leh…..” Muniir Axmed Cigaal

(SLT-Hargeysa)-Kaaliyaha warbaahinta ee murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa khudbad dhinacyo badan taabanayso ka jeediyay madal si heer sare ah

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Axmadow Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI Dadka Ugu Dhaw Ayaan Ka Mid Ahaye Mid Ku Bushaarayso Albaab Xidhan Ma Leh, Waji Xidhana Ma Leh, Qalbi Xidhana Ma Leh…..” Muniir Axmed Cigaal

DAAWO: “KULMIYE Waa Xisbu Shaydaan Ee Inaga Naara…….” Siyaasi Ismaaciil Yare Oo Eedaymihi Ugu Cuslaa U Jeediyay Xisbiga KULMIYE

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Ismaaciil Yare ayaa eedaymihii ugu cuslaa u soo jeediyay xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, Halkan hoose ka DAAWO khudbad siyaasiga Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: “KULMIYE Waa Xisbu Shaydaan Ee Inaga Naara…….” Siyaasi Ismaaciil Yare Oo Eedaymihi Ugu Cuslaa U Jeediyay Xisbiga KULMIYE

“Go’aanka Uu Ka Qaatay Wasiir Maxamuud Xaashi Shirkii Jeegaanta Ee Burco Waan Boogaadinayaa.” Guddoomiyaha Xisbiga UCID

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga UCID ahna murashaxa Xisbigaas Faysal Cali Waraabe ayaa Wasiirka Madaxtooyada ku bogaadiyay dareenkiisi wanaagsana ee uu ku sheegay in aanu

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on “Go’aanka Uu Ka Qaatay Wasiir Maxamuud Xaashi Shirkii Jeegaanta Ee Burco Waan Boogaadinayaa.” Guddoomiyaha Xisbiga UCID

DAAWO: SHALAY: “Muuse Biixi Cod Looguma Hayo Bariga Burco Dadkuna Kuma Khasbana “.Xildhibaan Bidhi

(SLT-Burco)Xasuus celinta shabakada Somalilandtoday.com ayaa idin soo tabinaysa mid kamid ah isbadalada ay caanka ku yihiin qaar kamid ah dad ka siyaasadda ku

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: SHALAY: “Muuse Biixi Cod Looguma Hayo Bariga Burco Dadkuna Kuma Khasbana “.Xildhibaan Bidhi