Category Archives: News

Itoobiya Oo Mastaafurisay Cali Khaliif Galaydh Oo Addis-ababa Safar Ku Joogay

(SLT-Addis-ababa) – Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay xalay Dr. Cali Khaliif Galaydh ku amartey inuu si deg-deg ah uga baxo Magaalada Addis-ababa

Posted in News | Comments Off

“Iskamaan Casilin Wasaaradda Caafimaadka” Dr. Maxfuud C/laahi

(SLT-Hargeysa) – Madixii hore ee waaxda tayeynta shaqaalaha wasaaradda caafimaadka Dr Maxfuud C/laahi ( My dear) ayaa jawaab ka  bixiyey war laga baahiyey

Posted in News | Comments Off

DAAWO: “Hadduu Cudurka EBOLA Innagu Qarxo, Waa Halis” Taliyaha Socdaalka Somaliland

(SLT-Hargeysa) – Laanta socdaalka Somaliland, ayaa sheegtay inay heegan kaga jirto inaan cudurka halista ah ee EBOLA aanu u soo gudbin Somaliland, sida

Posted in News | Comments Off

Boqorka Daarood Oo Puntland Ugu Baaqey Dhismaha Waddo Gudaha Somaliland Ah

(SLT-Badhan) – Boqorka beelaha Daarood, Boqor Burhaan Boqor Muuse oo safar ku jooga Magaalada Badhan ee bariga gobolka Sanaag ee Somaliland, oo uu

Posted in News | Comments Off

Hay’adda WHO Oo Galbeedka Qaradda Afrika Geynaysa Dawo Laga Sameeyay Dhiigga Dadkii Cudurka EBOLA U Dhintey

(SLT-Hargeysa) – Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegaysa in lagu daaweyn karo bukaannada uu ku dhacay cudurka Ebola, qeyb ka mid ah

Posted in News | Comments Off

DAAWO: Maayarka Hargeysa, Muxuu Ku Muteystay Shahaado Sharafta La Siiyey ?

(SLT-Hargeysa) – Dadweynaha ku dhaqan Xaafadda Gol-janno ee Magaalada Hargeysa ayaa shahaado sharaf ku maamusay Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Soltelko. Dadweynaha ayaa Maayarka

Posted in News | Comments Off

Xildhibaannada WADDANI Oo U Qiil Samayneya Khiyaamada Qaran Ee Guddoomiye Cirro Lagu Eedeeyay + DAAWO Muuqaal

(SLT-Hargeysa) – Xildhibaannada xisbiga WADDANI ee golaha wakiilada Somaliland ayaa guddoomiyaha Wakiilada ka difaacay eedaymo kaga yimid xildhibaannada xisbiga KULMIYE. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog,

Posted in News | Comments Off

Nuxurka Warqad Guurtidu U Dirtey Guddoomiye Cirro Iyo Qodobbada Lagu Eedeeyay Inuu Wax Ka Bedalka Ku Sameeyay Ee Xeerka Diwaangelinta

(SLT-Hargeysa) – Xildhibaannada Golaha Wakiilada ee maanta ka hadlay khiyaamo qaran oo la sheegay inuu ku kacay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI, ahna Guddoomiyaha Wakiilada,

Posted in News | Comments Off

Radio SLT: “ U Malayn Maayo In 26-ka June 2015-ka Ay Doorasho Dhici Doonto” Faysal Cali Waraabe.

(SLT-Nairobi)-  Guddoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo dayeelka ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa markii ugu horeysay sheegay inuu filaayo in aanay doorasho dhacayn

Posted in Focus, News | Comments Off

Somaliland: Kotomeeyo Ka Mid Ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Oo Guddoomiye Cirro Ku Eedeeyay Khiyaamo Qaran Iyo Qodobbada Ay Cuskadeen

(SLT-Hargeysa) – In ka badan 50 xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee xisbiga KULMIYE ugu jira Golahaasi, ayaa maanta shir

Posted in News | Comments Off