Category Archives: focus

Madaxweynaha Somaliland oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka War-bixiyey Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen Imaaraadka Carabta

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib

Posted in focus, News | Leave a comment

Ragga Qayila Oo La Sheegay In Aanay Shahwadda Xejisan Karin Iyo Haweenka Oo Ka Cabanaya Muqayiliinta

(SLT-Hargeysa)-Ragga Qayila Oo La Sheegay In Aanay Shahwadda Xejisan Karin Iyo Haweenka Oo Ka Cabanaya Muqayiliinta, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Tacsi U Diray Guddoomiyaha Guurtida Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland,

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: “Beerta Libaaxyaddu Ma Xidhnaan Karto ” Madax-dhaqameed Bariga Magaalada Hargaysa

(SLT-Hargeysa)-Madax-Dhaqameed Bariga Magaalada Hargaysa, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Shirkadda DP World Oo War Cusub Ka Soo Saartay Suuq Ay U Raadinayso Alaabooyinka Laga Soo Dejiyo Dekedda Berbera

(SLT-Hargeysa)-Shirkadda maamusha dekedda Berbera ee DP World ayaa sheegtay in ay si dhaw ula socoto furfurnaanta ganacsi iyo dhaqaale ee dalka Itoobiya oo

Posted in focus, News | Leave a comment

“Waa In 26 June Laga Dhiga Maalinta Qaran….” Prof Axmed Ismaaciil Samatar

(SLT-Hargeysa)-Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in loo baahan yahay in la kala saaro xusaska 18 May iyo 26 Juun, waxaanu sheegay in

Posted in focus, News | Leave a comment

Madaxweyne Biixi Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabanaya Iyo Xog Laga Helay Muuse Biixi Iyo Siciid Deni

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu maanta ku soo laabto magaalada Hargeysa, ka dib socdaal qaatay saddex habeen oo uu

Posted in focus, News | Leave a comment

Dawladda Kanada Oo Culays Lagu Saarayo Inay Somaliland Ka Sii Dayso Laba Gabdhood Oo Ku Xidhan Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Kanada ayaa cadaadis lagu saarayaa inay dawladda Somaliland ka soo dayso laba hablood oo asal ahaan u dhashay Somaliland balse ku dhashay

Posted in focus, News | Leave a comment

Maxay Tahay Halista Ay Ka Digayaan Siyaasiyiinta Ku Abtirsada Beelaha Darafyadda Somaliland?

(SLT-Hargeysa)-Munaasibad qado sharaf ah oo ay magaalada Burco ugu sameeyeen guddida beelaha Garxajis Prof Axmed ismaaciil Samatar, Prof Cali Khaliif Galaydh iyo xubno

Posted in focus, News | Leave a comment

Ugu Yaraan 100 Qof Oo Lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Kaniisado Iyo Hoteello Ku Yaalla Waddanka Sri Lanka

(SLT-Sri Lanka)-Ugu yaraan 100 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhacay kaniisado iyo

Posted in focus, News | Leave a comment