Category Archives: Entertainment

Siyaasi Cabdikarriim Xinif Oo Ka Hadlay Xuddunta Khilaafaadka Sannaddihii Ugu Danbeeyay Garabyadda U Kala Jabiya Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland.

(SLT-Hargaysa)-Siyaasigga Cabdikarriim Axmed Maxamed (Xinif) oo haatan ah Agaasimaha Maamulka ee Komishanka Xakamaynta AIDS-ka,ayaa markii ugu horaysay waxa uu si cilmi-yaysan uga sheekeeyay

Posted in Entertainment | Comments Off on Siyaasi Cabdikarriim Xinif Oo Ka Hadlay Xuddunta Khilaafaadka Sannaddihii Ugu Danbeeyay Garabyadda U Kala Jabiya Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland.

“Suldaan Xasan Waxan Leeyahay M. Siilaanyo Beeshada Wanaag Mooyaane Xumaan Uma Gaysan Adigu Muuse Biixi Iyo Reer Awdalba Gurguurad Ugu Tag Oo Raali Gali Habar-jeclona……”Boqor Buur-Madaw.

“Suldaanka Xasan Waxan Leeyahay Madaxwayne Siilaanyo Beeshada Wanaag Mooyaane Xumaan Umuu Gayne Adigu Muuse Biixi Iyo Reer Awdalba Gurguurad Ugu Tag Oo Raali

Posted in Entertainment | Comments Off on “Suldaan Xasan Waxan Leeyahay M. Siilaanyo Beeshada Wanaag Mooyaane Xumaan Uma Gaysan Adigu Muuse Biixi Iyo Reer Awdalba Gurguurad Ugu Tag Oo Raali Gali Habar-jeclona……”Boqor Buur-Madaw.

Hoos U Dhicii Sarifka Dollarka Iyo Qaaliyowga Shilinka Somaliland Oo Uga Sii Daray Sicir-babarkii Dalka Ka Jiray.

 Masaakiinta Oo Ku Jahwareersan  Dhiigmiirashada Ganacsatada Iyo Maciishada La Quuto Oo Cirka Isku Shareertay. Hargeysa (Somalilandtoday)-Qiimaha sarifka lacagta qalaad ee Doollarka ayaa siweyn

Posted in Advertise, Entertainment, Focus, News | Comments Off on Hoos U Dhicii Sarifka Dollarka Iyo Qaaliyowga Shilinka Somaliland Oo Uga Sii Daray Sicir-babarkii Dalka Ka Jiray.

DUBAI: Dab Baaxad Leh Oo Ka Kacay Dhismaha Ugu Dheer Adduunka Ee Burji Khaliifa. DAAWO

(SLT-Dubai)-Dab aad u holcaya ayaa ka kacay meherad ganacsi oo ku taalla badhtamaha magaalada Dubai kuna dhegan daarta adduunka ugu dheer ee Burji

Posted in Entertainment | Comments Off on DUBAI: Dab Baaxad Leh Oo Ka Kacay Dhismaha Ugu Dheer Adduunka Ee Burji Khaliifa. DAAWO

Xukuumada Somaliland Oo Si Adag U Sugaysa Xuduudaha Dalka & Gudidi Socdaalka Oo Shaqadoodi Bilaabay.

(SLT-Hargaysa)-Xukuumada Somaliland ayaa si wayn u adkaysay amaanka xuduudaha Somalialnd ee dhinacyada bada bariga iyo cirkaba ,waxaanay sido kale xukuumadu si wayn u

Posted in Entertainment | Comments Off on Xukuumada Somaliland Oo Si Adag U Sugaysa Xuduudaha Dalka & Gudidi Socdaalka Oo Shaqadoodi Bilaabay.

DAAWO: Warbixin Ay Soo Bandhigeen Guddi Hoosaadka Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantida Qaranka

(SLT-Hargeysa)-Guddida ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa ee golaha wakiillada Somaliland ayaa munaasibad lagu qabtay Hotel Maansoor ee Hargeysa waxay ku soo bandhigeen

Posted in Entertainment | Comments Off on DAAWO: Warbixin Ay Soo Bandhigeen Guddi Hoosaadka Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantida Qaranka

DAAWO: “Madashan Maanta Waxa Ay I Xusuusinaysaa KULMIYE Sida Bari Ahaan Jiray” Musharax Kijaandhe.

(SLT-Hargeysa)-Musharaxa Maxamed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah musharaxiinta ku loolamaya jagada madaxwayne ee xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa waxa uu ka

Posted in Entertainment | Comments Off on DAAWO: “Madashan Maanta Waxa Ay I Xusuusinaysaa KULMIYE Sida Bari Ahaan Jiray” Musharax Kijaandhe.

Ujeedada Kulan Beesha Arab Iyo Guddomiye Muuse Biixi Ku Dhex Maray Hargaysa.

(SLT-Hargaysa)- Waxa Maanta lagu qabtay Hotel Ambsaddor ee Magaaladda Hargaysa Xaflad balaadhan oo ahayd qeddo-sharf uu Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE,Muuse Bixi Cabdi u sameeyay

Posted in Entertainment | Comments Off on Ujeedada Kulan Beesha Arab Iyo Guddomiye Muuse Biixi Ku Dhex Maray Hargaysa.

Wasiir 30 Sano Dalka Ka Maqnaa Oo Waqooyiga Hargaysa Kaga Taageero Batay Muuse Biixi.

(SLt-Hargaysa)-   Gudoomiyaha Kulmiye oo aan Ilaa Hadda Duruus Siyaasadeed Ka Baran Madaxwayne Siilaanyo islamarkaana Noqday Arday Dhaga Adag. Gudoomiyaha xisbul xaakimka kulmiye

Posted in Entertainment | Comments Off on Wasiir 30 Sano Dalka Ka Maqnaa Oo Waqooyiga Hargaysa Kaga Taageero Batay Muuse Biixi.

Ardayga Muslimka Ah Ee Saacad Uu Sameeyey Sababtay In la Xidho Oo Shacbiyad Ballaadhan ka Helay Adduunka.

(SLT-U.S.A)-  Wiil 14 sanno jir ah oo ka mid ah carruurta yaryar ee ku nool dalka Maraykanka, ayaa shacbiyad iyo taageero ballaadhan ka

Posted in Entertainment | Comments Off on Ardayga Muslimka Ah Ee Saacad Uu Sameeyey Sababtay In la Xidho Oo Shacbiyad Ballaadhan ka Helay Adduunka.