Category Archives: Entertainment

“Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees Waxa Uu I Xusuusiyey Sheekadii Aabihii Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Dhexmartay .” Guddoomiye Xuuto

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa waxa uu ka hadlay xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees, waxaanu ka soo bandhigay

Posted in Entertainment, focus, News | Leave a comment

Qoyska Boqortooyada Sacuudiga Oo Argaxgax Ka Muujiyay Ficilada Dhaxalsuge Mohamed Bin Salman

(SLT-Riyad)Qoyska boqortooyada ee Sucuudi Careebiya waxa ay ku sugan yihiin xaalad “Argagax” oo uu ku hayo dhaxal suge Maxamed Bin Salmaan, waxaa sidaas

Posted in Entertainment, News | Comments Off on Qoyska Boqortooyada Sacuudiga Oo Argaxgax Ka Muujiyay Ficilada Dhaxalsuge Mohamed Bin Salman

Hadraawi Waajibkiisii Wuu Gutey

Binu’aadamka waxa Alle u doortay in ay aduunka wakiilo uga noqdaan , waxaanu Ku amray in aanay arladda fasahaadin inta alle islaaxiyay Ka

Posted in Articles, Entertainment | Comments Off on Hadraawi Waajibkiisii Wuu Gutey

Qaar Kamid Ah Madaxda Carabta Oo Aflagadeeyay Ilhan Omar.

(SLT-Washington)waa ayaan daro in labada nin ee dhaxalsugayaasha ee wadamada imaradka iyo sacudi carabaya ay caayaan oo weliba ay ku sheegaan xildhibaanda maraykanka

Posted in advertise, Entertainment, News | Comments Off on Qaar Kamid Ah Madaxda Carabta Oo Aflagadeeyay Ilhan Omar.

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Midowga Yurub Oo Ku Baaqay In Somaliland La Aqoonsado.

(SLT-Brusseels)-Xildhibaan James Carver oo ka tirsan Baarlamaanka Midowga Yurub isla markaana laga soo doortay gobolka West Midlands ee UK ayaa hadlay taageerada uu

Posted in Entertainment, News | Comments Off on Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Midowga Yurub Oo Ku Baaqay In Somaliland La Aqoonsado.