Category Archives: English

Isbarbar Dhiga Tayada Ay Leeyihiin Golihii Wasiirrada Ee Ugu Horreeyey Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumada Muuse Biixi, Maxaa Sabab U Ah Saluugga Badan Ee Shacabka

Kala Duwanaanshiyaha Xubnihii U Horreeyay Ee Uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo U Xushay Xubnaha Golihiisii Wasiiradda Iyo Xubnaha Uu Madaxweyne Muuse Biixi Xukuumaddiisa U

Posted in English, focus, News | Comments Off on Isbarbar Dhiga Tayada Ay Leeyihiin Golihii Wasiirrada Ee Ugu Horreeyey Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumada Muuse Biixi, Maxaa Sabab U Ah Saluugga Badan Ee Shacabka

DAAWO: “Qof Leh Faysal Waa Tuug Waa In Uu Igu Soo Caddeeyaa…” Faysal Cali Waraabe Ka Hadlay Xaaladda Dalka Iyo Kala Qaybsanaanta Bulshada Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Guddomiyaha xisbiga UCID oo xalay ka qayb galay xaflad oo loo qabtay jaaliyadda Sucuudiga ee ku nool Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay

Posted in English, focus, News | Comments Off on DAAWO: “Qof Leh Faysal Waa Tuug Waa In Uu Igu Soo Caddeeyaa…” Faysal Cali Waraabe Ka Hadlay Xaaladda Dalka Iyo Kala Qaybsanaanta Bulshada Somaliland

Madaxweynihii Hore Ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maxkamad La Soo Taagay Isagoo Katinadaysan.

(SLT-Addis-ababa)Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta la soo taagay maxkamad ku taal magaalada Addis Ababa, isagoo ku eedeysan fal dambiyeed

Posted in English, focus, News | Comments Off on Madaxweynihii Hore Ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maxkamad La Soo Taagay Isagoo Katinadaysan.

“Marka Aynu Qarannimo Doonayno Maaha In Ay Isku Reer Noqdaan Madaxweynaha, Jananka Iyo Wasiirka Khaarajigu”.

(SLT-Hargaysa)Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Xil. Gacan) oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in dheelliga ku jira xukumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Posted in English, focus, News | Comments Off on “Marka Aynu Qarannimo Doonayno Maaha In Ay Isku Reer Noqdaan Madaxweynaha, Jananka Iyo Wasiirka Khaarajigu”.

DAAWO: Telefeeshinka BBC-da Oo Waraysi Toosa La Yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

(SLT-London) Telefeeshinka BBC qaybtiisa Soomaaliga ayaa waraysi toosa la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) DAAWO .

Posted in English, focus, News | Comments Off on DAAWO: Telefeeshinka BBC-da Oo Waraysi Toosa La Yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

Warbixin Ay Reuters Qortay Oo Soo Bandhigay Sida Ay UAE Awoodeeda Ugu Fidisay Dunida Oo Ay Somaliland Ku Jirto

(SLT-Hargeysa)-Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa warbixin dheer oo falanqayn ah ka diyaarisay saamaynta ay dawladda Imaaraadka Carabtu ku leedahay siyaasadaha dunida iyo qaaradda

Posted in English, focus, News | Comments Off on Warbixin Ay Reuters Qortay Oo Soo Bandhigay Sida Ay UAE Awoodeeda Ugu Fidisay Dunida Oo Ay Somaliland Ku Jirto

Madaxweyne Biixi Oo Wareegto Ku Dhaqan-Geliyey Xeer Si Toos Uga Hor-Imanaya Diinta Islaamka Oo Ay Hore Uga Digeen Golaha Guurtidu

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-191/082018, ku dhaqan-geliyey afar Xeer. Waxaanay u dhignayd Wareegtada

Posted in English, focus, News | Comments Off on Madaxweyne Biixi Oo Wareegto Ku Dhaqan-Geliyey Xeer Si Toos Uga Hor-Imanaya Diinta Islaamka Oo Ay Hore Uga Digeen Golaha Guurtidu

Heshiis Maal-gashi Oo Ay Dhawaan Xukuumadda Muuse Biixi Baahisay Inay La Gashay Bangi Shiine Ku Yaalla Oo Waxba Kama Jiraan Noqday

(SLT-Hargeysa)-Heshiiskii Maal-gashi ee qiimihiisu ku kacayay Halka Bilyan ee Dollar ee ay 14-kii Bishan August Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga Somaliland ay warbaahinta ka sheegtay

Posted in English, focus, News | Comments Off on Heshiis Maal-gashi Oo Ay Dhawaan Xukuumadda Muuse Biixi Baahisay Inay La Gashay Bangi Shiine Ku Yaalla Oo Waxba Kama Jiraan Noqday

DAAWO: “Waa Markii Ugu Horraysay Ee Somaliland Gudaheeda Jabhad Lagaga Dhawaaqo”. Sheekh Aadan Siiro Oo Farriin Culus U Diray Madaxweyne Biixi

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro) oo la hadlayay dadkii salaadda ciidda ku tukanayay garoonka xawaadle ee magaalada Hargeysa ayaa farriin culus u

Posted in English, focus, News | Comments Off on DAAWO: “Waa Markii Ugu Horraysay Ee Somaliland Gudaheeda Jabhad Lagaga Dhawaaqo”. Sheekh Aadan Siiro Oo Farriin Culus U Diray Madaxweyne Biixi

Xildhibbaan Nac-nac Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyay Inuu Ruqsada Kala Noqdo Shirkada SOMCABLE Oo Hore Kooto Loogu Xidhay Internetka Viper Optic

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Madaxweyne Muuse Biixi u soo jeediyay inuu laalo islamarkaana uu meesha

Posted in English, focus, News | Comments Off on Xildhibbaan Nac-nac Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyay Inuu Ruqsada Kala Noqdo Shirkada SOMCABLE Oo Hore Kooto Loogu Xidhay Internetka Viper Optic