Category Archives: English

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saddex Wasaradood Oo Qarsoon U Magacaabay Beeshiisa.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo tan iyo intii uu xilka qabtay xilalkii ugu badnaa u magacaabay beesha uu ka soo jeedo,

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saddex Wasaradood Oo Qarsoon U Magacaabay Beeshiisa.

Suldaanka Guud Ee Beelaha Habarjeclo Oo Eeday Gacantii Jeegaanta Kadib Markii Lagu Qabsaday Dhul Hore Loo Siiyey Oo Dhisme Uga Socday.

Ex Xildhibaan Ismaaciil Caymis Oo Ay Xigto Hoose Yihiin Madaxweyne Muuse Biixi Oo Suldaan Cabdillaahi Uga Dhaartay Inuu Dabkiisu Ka Baxo Jigjiga Yar

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Suldaanka Guud Ee Beelaha Habarjeclo Oo Eeday Gacantii Jeegaanta Kadib Markii Lagu Qabsaday Dhul Hore Loo Siiyey Oo Dhisme Uga Socday.

Xogo Uu Wargayska Somalilandtoday Ka Helay Maamul Goboleed La Qorshanayo In Gudaha Somaliland Laga Dhiso iyo Dawladda Soomaaliya Oo Dabada Ka Riixaysa

Magaca Maamul Goboleedka + Muuqaalka Calanka Iyo Maal-gelinta Farmaajo. Hargeysa(Somalilandtoday)-Warar iyo xogo uu Wargeyska Somalilandtoday helayo ayaa tibaaxaya in kooxo calooshood u shaqaystayaal

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Xogo Uu Wargayska Somalilandtoday Ka Helay Maamul Goboleed La Qorshanayo In Gudaha Somaliland Laga Dhiso iyo Dawladda Soomaaliya Oo Dabada Ka Riixaysa

“Inaan Is Casilo Diyaar Ayaan U Ahay”.Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa oo marti ku ahaa barnaamijka qanci dadkaaga ee HCTV ka ayaa la weydiiyay in

Posted in English, Focus, News | Comments Off on “Inaan Is Casilo Diyaar Ayaan U Ahay”.Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland.

Abwaan Hadaari Oo Si Qoto Dheer Uga Sheekayay Qisada Uu Ka Sameeyay Heesta Caanka Baxday Ee Baladweyn.

(SLT-Hargaysa) Abwaanka weyn ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa si mugweyn uga waramay heesta caanka baxay ee Baladweyn qisadeeda iyo siday ku timi.

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Abwaan Hadaari Oo Si Qoto Dheer Uga Sheekayay Qisada Uu Ka Sameeyay Heesta Caanka Baxday Ee Baladweyn.

[Saami Qaybiga Somaliland ]: Beesha Ugu Badan Ee Xilalka Ka Haysa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Noqotey Beesha Uu Ka Soo Jeedo + [ AKhriso ]

Saami Qaybinta Muuse Biixi Somaliland Way Kala Diraysa. Rerkaygu Xukunka Ha Hayo, Hadana Ha Badsado Oo Waliba Anigu Aan U Badiyo Bal Adba!

Posted in English, Focus, News | Comments Off on [Saami Qaybiga Somaliland ]: Beesha Ugu Badan Ee Xilalka Ka Haysa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Noqotey Beesha Uu Ka Soo Jeedo + [ AKhriso ]

Kenya Oo Yeelatay Laba Madaxweyne Tariikhda Markii Koobaad Tasoo Ay Ka Dhalatay Doorashadii Dalka Kala Qaybisay.

(SLT-Nairobi)Dalka Kenya ayaa tariikhda markii koobaad yeeshay laba Madaxweyne kadib markii la dhaariyay hoggaamiyaha Mucaaridka. Hoos ka dhagayso faah faahinta.

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Kenya Oo Yeelatay Laba Madaxweyne Tariikhda Markii Koobaad Tasoo Ay Ka Dhalatay Doorashadii Dalka Kala Qaybisay.

DAAWO: Diirada Somalilandtoday: Cawil Mucjiso Oo 80-Jir Ku Munafaqadaynaaya: Hadaladiisi Shalay Iyo Maanta Isu Eeg, Wuxuu Kow Ka Yahay Kuwa Naxliga Dhex Dhigay Beelaha Isaaq.

(SLT-Hargaysa) Cawil Cali Ducaale (Cawil Mucjiso) isagoo 80-jir ah ayuu shacbiga munaafaqad been ah kula wareegaya. Ma dadka waalam ma Cawil ayaan ahayn

Posted in English, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Diirada Somalilandtoday: Cawil Mucjiso Oo 80-Jir Ku Munafaqadaynaaya: Hadaladiisi Shalay Iyo Maanta Isu Eeg, Wuxuu Kow Ka Yahay Kuwa Naxliga Dhex Dhigay Beelaha Isaaq.

DAAWO: Maxaad Ka Ogtahay Siyaasiga Cuqubadii Laga Galay 60-sanno Ka Hor Ay Ilaa Hadda Somaliland Haysato. +Madaxweyne Cigaal Oo Sharxaaya

(SLT-Burco) Somaliland oo markii xorriyadeeda uu siiyay Ingiriisku ay aqoonsadeen 33-wadan oo Qaramada Midoobay ka tirsan, ayaa waxa la tilmaama inay iska diideen

Posted in English, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Maxaad Ka Ogtahay Siyaasiga Cuqubadii Laga Galay 60-sanno Ka Hor Ay Ilaa Hadda Somaliland Haysato. +Madaxweyne Cigaal Oo Sharxaaya

Shaqaalaha Dawladda Ummadda Somaliland Uma Sina Oo Cidbaa Badsatay Ee Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi Ka Qaban Doono?.

Shaqaalaha Dawladda: Qodob Waa Iga Bogaadin Midna Waa Iga su’aal.!! Guddoomihaha hay’adda shaqaalaha Sharmaarke Geelle waan bogaadinaya . Shakhsi ka soo baxay shaqadiisi

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Shaqaalaha Dawladda Ummadda Somaliland Uma Sina Oo Cidbaa Badsatay Ee Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi Ka Qaban Doono?.