Category Archives: Articles

Nin aan Waxa Jooga Garanin-Waxa soo Socda Ma Garto!Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye)

Salaanta Islaamka ka dib, aduunyadda horaa loo yidhi, waa sagaal, qabyo ama baylah kama dhamaato, balse marwalba, Bani’aaddamku waxuu u taagan yahay, ama

Posted in Articles | Leave a comment

Haddii Madaxweynaha Dambe Uu Tirtirayo Heshiiskii Madaxweynihii Hore Galey iyo Raadkiisii Sidee Bay Aduunyadu U Aamineysaa Somaliland.

Inkastoo ay soo dhaweeyeen Xubno u baddan Mucaaridka Somaliland ee isaga laf ahaantiisa kasoo horjeeda kana tirsan Xisbiga Wadani anigu Waxaan u arkaa

Posted in Articles | Leave a comment

Wasiiraddii Muse Biixi Xushay Hubaal Hadalkoodii Waxyeelo Buu Soo Kordhiyey.

Abdi wasiiraddii Muse Biixi soo xushay afsomaligii habaarbaa kaga dhacay, malaha kuwa I Agaasimayaal Bay ku wacnaayeen. Ammadda Somalidu Afsoomaaliga aad Bay yaqaaniin

Posted in Articles, focus | Leave a comment

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Qaramayn Mise Hanti-Wadaag “Qaybtii 5aad”

Guud Ahaan Dadka Qomiyadda Soomaaliyeed Meel Kasta Oo ay Degan Yihiin Kalsoonida Dawladnimada Ay Ku Qabaan Wey Liidataa Sababo Badan Awgeed …. Weli

Posted in Articles, focus | Leave a comment

Cadaalad Baa Cindiga Deeqda. Waxa Qoray Mustafe Abdi Mohamed ‘Boqole’.

Xukuumadda somaliland waxa aan ka codsanaya in tabashada reerka Gar-xejis iyo Reeraha kale ee Somaliland ee gundhiga u ahaa aas-aaskii iyo unkudii qarankan

Posted in Articles, focus | Leave a comment

Somaliland Sinaba Ugama Badbaadi Karto Isbedel Ka Geeska Afrika Ka Socda Balse Waa Inay Itaalkeeda La Jaan Qaadaa

Marka hore waa inaynu is weydiinnaa isbedel ka geeska Afrika ka socdaa waa maxay, yaa wada, goormuu bilawday, goormuu dhammaan ayaa, muxuu ka

Posted in Articles | Leave a comment

Bahal Caydhin Ma Daayo, Ninna Caaddii Ma Baajo!! Anis M Ismai

Waxa Rasaas aan loo miidaan Dayin lagu furay Sadex Nin oo dhalin yaro ah oo gaadhi wata rabayna in ay Dhagax ka gurtaan

Posted in Articles | Leave a comment

Is-barbardhigga SNM iyo USC: Dagaalladii ay la Galeen MS Barre. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Waxa ay taariikho badani muran geliyaan cida iska lahayd libintii lagu burburiyey taliskii macangaga ahaa ee Maxamed Siyaad Barre iyo maamulkiisii. Qormadan kooban

Posted in Articles | Leave a comment

LAGU DOORAYE MAXAAD QABATAY ?? QAYBTII KOOWAAD.

Waxa hubaal ah in laga dayriyay xildhibaanada golaha degaan dalka waliba daddka aqoonta u leh ee falaqeeya siyaasada degaanka ama degmooyinka dalka ,

Posted in Articles | Leave a comment

Musuqii iyo Maroorkii Maxamuud Xaashi Cabdi: Qormada 1aad. W/Q Siciid Gahayr

Inta aan martabad gaadhayeen, Maatir noqonaayo Ee maanku gabay iyo tix iyo, maanso tirinaayo Ama aan maqaal qoriba karo, maaggu waa farale Is-muquunin

Posted in Articles, focus | Leave a comment