Category Archives: advertise

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Furitaanka Carwo Ganacsi.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Mud. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qayb galay Furitaanka Carwo Ganacsi taas oo Ah carwadii 8-aad. Hoos ka DAAWO

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

DAAWO: “Wasiirka Iyo Agaasimaha Xanuunsada Dhakhtarka Hargaysa Ayaa La Dhigayaa “Madaxweyne Biixi

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta dhagax-dhigayay dhisme cusub oo loo dhisayo cisbitaalka guud ee Hargeysa ayaa yidhi: . “Si cisbitaalka guud

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

Mudaharaadyada Ka Socda Dalka Faransiiska Oo Meel Khatara Maraaya Iyo Wararkii U Danbeeyay +SAWIRRO

(SLT-Paris )Rai’sul wasaaraha Faransiiska Edouard Philippe ayaa wacad ku maray in dib boodhka uga looga jafayo sidii loo midayn laha qaranka. Hadalka rai’sul wasaaraha

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

Proff. Axmed Ismaciil Samar Oo Si Cad U Sheegay Inay Fashilantay Hoggaamintii Madaxweyne Muuse Biixi, Wixii Laga Filaayayna Lagu Hungoobay.

(SLT-Hargaysa)Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa si cad u sheegay in lagu hungoobay waxyaabihii laga

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Gaashanka Ku Dhuftay Magacaabistii Cabdiwali Gaas Iyo Khilaaf Huursanaa Oo Debadda U Soo Baxay .

(SLT-Garoowe) Shir ay Yeesheen Qaar ka mid ah Murashaxiinta Puntland iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cameey ayaa waxa Caawa kasoo baxay Qoraal

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

DAAWO: “Awood Darro Ayaa Ka Muuqata Ciidamadda Booliska”Xildhibaan Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiramxaan

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah mudenayaasha golaha guurtida Somaliland eedaymo culus u jeediyay ciidammada booliska Somaliland, Halkan hoose ka

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

Nin Rasaas Ku Furay Soomali Joogtay Goob Lagu Cunteeyo Oo Lagu Xidhay Magaaladda Minnesota.

(SLT-Minnesota) Ciidanka Booliska Minnesota ayaa xidhay  Lloyd Edward Johnson, oo  55 jir ah, ka dib markii lagu eedeeyay falal ka baxsan Sharciga in

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

SOOMALIYA: Gabadh Yar Oo Ayeeyadeed Hooyo Sunay U Qooshtay Ku Dishay.

(SLT-Goobweyn) Gabadhan yar oo d’ahaan Lagu qiyaasay 15-jir laguna magacaabo Naciima Bashiir ayaa la Sheegay inay Sunay u qooshtay ay ku dishay Ayeeyadeed

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

DAAWO: “Shalay Soo Dhawayntaydii Hiil Qaran Ayay Ahayd, Dhalinyaradda Rer Togdheer Cid Kasta Way Ka Adkayeen Barigii Hore “ Madaxweynaha Somaliland

(SLT-Burco) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa fariin u diray Dhalinyaradda Rer Togdheer. Hoos ka DAAWO

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

DAAWO: Madaxweyne Muuse Oo Burco Ka Sheegay In Somaliland Godoonka Ay Ku Jirto Ay U Adkaysan Doonto

(SLT-Burco) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo safar ku tagay Magaalada Burco ayaa Sheegay In Somaliland godoonka siyaasiga ee ay ku jirto ay u

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment