Cali Iyo Ciidagale Halakala Celiyo.

garma qaate Cali miya mise waa laga gardaran yahay waxaa maqaalkan igu kalifey waxaan arkay wasiir Cali oo muddooyinkan dambe beesha isku maran yihiin waxaan isweydiiyey halkay iska sanifeen maamulaha madaarka cigaal oo erayo hab maamuuska dowladeed ka baxsan wasiirka hawada u marinaya inkasto wasiir Farxaan oo ah wasiirka wiilka xaal iyo raali gelin ka bixiyey hadana waxaan arkay gudoomiye Faisal oo shacab dhex taagan oo leh Wasiir Cali waa budhcad hadana waxaa TViga ka arkay Suldan Maxamed Suldan Cabdiqaadir oo isla wasiirka aflagaadooyin iyo qadaf ku ganaya hadan wiil ka tirsan hawl wadeenada xisbiga UCID oo markale gef iyo qadaf TViga u marinaya wasiirka waxaa u dambeeyey caaqir

Jaambiir oo isna is daad raaciyey qoladii ka horeysey oo hadana leh xaal baan HJ ka sugayna kol haddi suldaankii suldaanada wasiir Cali ku gefey reer Somaliland dhaqan waxay u lahaan jireen in dadka lakala qabto oo ciddi qaldan la qabto markaan hadalada ku diraasad ku sameeyey waxay isugu biyo shubatay suldaankii beesha gudoomiyihi beesha caaqilkii beesha hawal wadeenadii beesha oo dhaman kaga cabanaya wasiir Cali in dhulkii madaarka waa ayaan daro in beeli sheegato madaar qaranku leeyahay magaalo kasta madaar bay leedahay magaalooyinka kale arinkaasi mayaal waxaan soo jeedin laha in qaladka cida leh loo sheego.

Garyaqaan Shaxaari.
abdalla_farah@hotmail.com