Cadho Ka Dhalatay Dhawaaqa Natiijada Imtixaanka + Arday Gadoodsan Oo Isku qaaday Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka

(SLT-Hargeysa)-Ardayda fasalada afraad iyo siddeedad ee loo soo dhajiyay imtixaankii shahaadiga ahaa ayaa dhigay mudaharaado.

Wararku waxaa ay sheegayaan in ardaydan mudaharaadaysaa ay yihiin ardaydii dhacday imtixaanaadkii shahaadiga ahaa.

Waxa kale oo ay wararku intaas ku darayaan in ardayda dugsiyada sare ee fasalada afraad ay badankoodu daateen imtixaankii shahaadiga ahaa, oo ay wax yari ka baaseen, taasina ay tahay ta keentay mudaharaadkan.

Filo Goor Dhow amuurtan oo faahfaahsan

Somalilandtoday/Hargeysa/Office