Buugga Tariikhdii Somalia 1960-1990 Wixii Dhacay Oo Uu Qoray Dr. Maxamed Rashiid Oo Bari Lagu Daah Furaaayo Jaamacada Soas Ee London.+Sawiro

(SLT-Lodon) Bugga Tariikhda Somalia wixii dhacay 1960-1990, oo uu qoray Siyaasiga ahna Saxafiga weyn Dr. Maxamed Rashiid oo hadda ah Wasiiru dawlaha Wasaaradda arrimaha debadda, ayaa daah fur caalamiya waxaa bari galinka danbe markay goor sheegta Ingiriisku tahay 3:00 Galabnimo lagu soo bandhigi doona Jaamacadda  Soas.

image

Buugan oo siweyn u soo jiitay bulsho badan oo adduunweynaha ah, waxaa la filayaa inay  ka soo qayb galaan daah furkiisa khubaro ka kala socda caalamka, dadka wax qora, saxafiyiin, siyaasiyiin iyo ardayda Jaamacadaha Ingiriiska.

image

Qoraaga Buugan oo ah Wasiiru dawlaha Arrimaha debadda Somaliland, Dr. Maxamed Rashiid waxay Somaliland u noqon doonta fursad lagu ogaado wixii ka gaadhay mid nimadii lagu hungoobay iyo wixii ka dhacay Somalia.

image image

Buugan oo si weyn loo xiisaynaayo xaflada Daah furkiisa kala soco wixii warar ah Shabakadda wararka ee Somalilandtoday.com

Somalilandtoday/London/Office.

contact@somalilamdtoday.com