Togdheer: Sannad Guuradii Lixaad Ee Aasaaska Naadiga Hal Karaan Oo Xalay Ka Dhacay Burco.

(SLT-Burco)  – Sanadguradii Lixaad Ee Ka soo wareegtay Aasaaskii Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee HAL-KARAAN  Ayaa Xalayto Lagu Qabtay Hotel PLAZA ee Magaalada Burco, Waxaana xafladaasi oo ahayd mid Ilyartu isqabatay ka soo qaybgalay Wasiiru Dawlaha Wasaarada Waxbarashada Somaliland Mud: Axmed Nuur Faahiye, Xildhibaano, Masuuliyiin kale, Aqoonyahan  Iyo Dhalinyaro Aad Utirobadan,Hal-karaan Somalindtoday

Sidoo kalena Waxa xafladaasi xilal kula Kala Wareegayay gudoomiyihii Hore ee Naadiga Hal-karaan iyo gudoomiye Cusub oo ay Dhawaan doorteen, Waxaana Xildkaasi Ukala Wareejiyay Wasiirka Mu:Axmed Nuur Faahiye. Hoos ka Daawo Xafladii Iyo Siday Udhacday.

WARIYE:XABIIB CIGE

SOMALILANDTODAY/BURCO/OFFICE.