Boqolkii Dollar Oo Kor U Dhaafay Hal Milyan Oo Shillinka Somaliland Ah Iyo Suldaan Sabayse Oo Farriin Adag U Diray Xukuumadda.

(SLT-Hargeysa)-Suldaan Mowliid Sabayste ayaa si adag uga hadlay kor u kaca ku yimid qiimaha shillinka Somaliland oo uu boqolka doollar kor u dhaafay hal milyan oo shillinka Somaliland ah, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa