SOMALILAND: Baraf Qabawgu Sababay Oo Lagu Arkay Magaalooyinka Qaar.

(SLT-Hargaysa )-Somaliland oo cmilo ahaan ah waddan kulaylku badanyahay ayaa isbadalka cimilada ku timi waxaa baraf qabawgu sababay lagu arkay gobolada Qaarkood. Muqaalka umuurtaas Hoos ka DAAWO.