Bahda Somalilandtoday Oo Hambalyo U Dirtay Jaamac Aadan Maxamed Iyo Marwadiisa Sahra Muuse Yuusuf

Maamulka iyo Dhammaan hawl-wadeenada warbaahinta Somalilandtoday Media Group waxa ay tahniyad hambalyo meher wacan u dirayaan u dirayaan Suxufi Jaamac Aadan Maxamed iyo Marwadiisa Sahra Muuse Yuusuf oo uu maanta meherkoodu ka dhacay caasimada Somaliland ee Hargeysa.


Waxayna leeyihiin:- BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN, Noqda kuwii isku waara ubad-khayr qabana kala hela Aamiin Aamiin Aamiin.