Bahda Somalilandtoday Media Group: Waxay Akhristayaashooda Leeyihiin Sannad Wanaagsan. +Xulashada Heesta Sannadka Iyo Proff. A. Samatar

(SLT-Hargaysa) Bahada Somalilandtoday Media Group, oo kala ah Shabakada wararka ee caalamiga ah www.somalilandtoday.com iyo Wargayska Somalilandtoday oo ah maalin-le Madax banaan oo ka soo baxa Caasimada Hargaysa, waxay akhristayaasha ku xidhan meel kasta oo ay dunida ka joogaan aanu leenahay Sannad Wanaagsan, iyadoo caawa curashada sannadka cusub ee 2016 ay bilawtahay.

Pic2

Illahay waxaanu uga baryaynaa inuu ummadda rer Somaliland sannadkan cusub ka dhigo kii ay himiladooda gaadhaan, kuna waariyo amni iyo barwaaqo.

Shucuubta Islaamkana waxaanu alle uga baryaynaa inuu uga dhigo sannad nabadeed, intii dhibaato dalalkooda ka jirtana ammaan khayr qaba ku arsaaqo isagaa qaniyee. Markale dhammaan hawl wadeenada iyo Maamulka Sare ee Somalilandtoday Media Group waxay idin leeyihiin Sannad Wacan oo Wanaagsan’

Hoos Waxaanu idinku soo gudbinay Xeestii Sannadka Iyo Prof. Axmed Ismaciil Samatar.

Maamulka Sare Ee Somalilandtoday Media Group.

Hargaysa/ Somalilandtoday.