Baashe Cawil Miyanuu Xaq U laheen In uu Mauul ka noqdo Xukuumada Somaliland”

Baashe Cawil Miyanuu Xaq U laheen In uu Mauul ka noqdo Xukuumada Somaliland”

Baashe Cail Xaaji Cumar oo ah Muwaadin Qurba joog ah Oo Reer Somaliland  ayaa Dhawaan Uu madaxweyne Axmed Maxmed Silaanyo U magacaabay Safiirka Somaliland U fadhiyidoona Dubai.

baashe]

Somalidu waxay tidhaahdaa Wixii kuu Qoran Kun Sano ayuu kaaweyn yahay Baashe Cawil alle ayaa u qoray in uu xilka qabto somaliland maalinta ay ka dhamaatona waa uu ka dagidoona,

Dastuurka Somaliland  Axdi qarameedkii  iyo Sharciga midna kuma qorna in aan xil loo igman karin Muwaan xidid la ah  Qoyska madaxwynaha,

Shacabka Somaliland Inta siyaasada u waalatay Iyo wax ka sheega Madaxda dalka miyaanay ka koreyn Xaasidnimada iyo xisdiga wixii  alle qoray.

Baashe Cawil Waxa Uu noqoday Safiirkii ugu Horayay ee Loo magacaabo Dubai Wana Markii Kowaad Ay somaliland Safiir ku yeelato wadamada Emaaradka Carbata, Waxana Somaliladnd halkaa ugu Hilaacay Xidhiidh Diblomaasiyadeed Mid Dhaqaale, Mid Maalgashi,isku socodka Bulshada Somaliland iyo Emaaratka Carabta.

Umadda Somaliland waxaan Ugu Baaqaya in ay ka waan toobaan si xun wax u sheegay in Ficilka Xun ee Xaasidnimada ah inta ku sifooday waxan alle ugu baryaaya in jidka toosan uu ku soo rido

Fuaad Cabdilahi Nur

taaloog1@gmail.com