BAAAQ KA DHAN AH CUDURKA EBOLA DAAWAYTA WAXA KA WANAAGSAN KA HORT AGA

Bismilaah marka hore waxa mahad oo dhan is ka leh allaha wayn (SWT) ee Inagadhigay umad islaam ah Intaa kadib waxan mahad gaar ah u soo jeedinayaa saxaafada madaxa banana eeka hawlgasha dhamaanba dalka Somaliland iyo guud ah ahaanba shacbi weynaha reer somalialand meelkasta oo ay joogaanba waxaan leeyahay illaahay xaqa hanagaransiiyo dhamaanteenba.

Xuduuda oo la xidhaa waxay dan u tahay caafimaadka dalkeena iyo dadkeena marka Si kastaba ha ahaatee, haddii sirasmi ah loo xaqiijiyo in cudurkani kadilaacay dalka Itoobiya waxa halis caafimaad kusugan shacabka reer Somaliland oo marin kooda koowaad yahay wadanka Itoobiya , xidhiidh is u furnaansho ah oo ballaadhan inagadhaxeeyo, waxaan xukuumadda Somaliland loogabaahanyahay in ay la timaado qorshe iyo siyaasad habboon oo lagaga gaashaaman karo halista cudurkaasi la imankaro.

Dawlada Somaliland waxaan ugubaaqayaa in aay xuduuda inoodhaxaysaa Ethiopia in ay xidho mar hadii imika lagu arkay cudurka Ebola eedilaaga ah waayo maalin walba dad aad uutiro baan oo Ethiopian ah ayaaka soo gala xadka udhaxeeyaa Somaliland iyo Ethiopia.

 

hh

Ebola waa cudurdilaa ah oo hada kadilaacay wadamada jaarkeena qaarka mid ah Waxakeena Ebola fayras (VIRUS) Waxana laa aaminsan yahay in uu kayimaado xayawaanka duur joogta ah waaxa nuun aad uhalis ah isla markana mudo aad u yar dad badan ku soo ridan kara ( 90%) dadka uu helaa way u dhintaan Ilaahada majirto wax daawo caalami ah ama talaal lagula tacaalaa udurkani Ebola.

Waa maxay astaamaha Ama calaamadaha cururkan Ebola
 Daal / jilayc jidh ka oo dhan ah xanuun jidhka oodhan ah iyo kalagoysyada
 Cuno xanuun intaasi oo ay weheliyaan
 Shuban matag finan
 Dhibaaato xagaa kalyaha ah
 Xaaladaha qaar dhiiig sanka ka furma iyo afka iyo maqaarka sare
 Ama gudaha ah (internal bleeding)

Hadaad isku aragto calaamadahaa kor kuxusan Meesha kuugu dhow cafimaad degdeg u gaadh.

Waxaa lasheegayaa in wadamada Jaarka ah qaarkood lagu arkey EBOLA Mar hadii lagu arkay wadmadaa jaarka ah in la xadido wax kasta oo inaga soo galaya ayaa fiican dawlada somalalinad xil dheeraad ah is kasaarto oo la jooojiyo dhamaanba waxa ka soogalaya waxan kalagu arkayee jaarka ah waayo dantaa iyo maslxadeenaa kujirta.

Waxan kuutalin lahaa in jaadka ka soo gala dalkaa itoobiya gabi ahaanba laynaga joojiyo waayo jaadkaa ayaaba laga yaabaa in uu soo gudbiyoo Somaliland waxan sisharaf iyo xishmad leh uga codsanayaa in la joojiyo jaadka ka soo galaya Somaliland Ethiopia waayo waxa uu keeni karaa fayris kaa kajira Ethiopia.

Sucaad sh ahmed soman

Email : sucaadshahmed@gmail.com
Wablilahi Tawfiiq