Awooda Cirro Waa U Hordhac Guushiisa 2015 Mukhtar Cilmi

Kolay shacabka reer somaliland gudi iyo dibad ba way maqlayen shalay jawaabaha gud. Cabdiraxmaan Cirro iyo kuwa xukumadda ,iyo xildhibaanadii u cararay madaxtooyadda halkaasna ka ooyay ,waxaana cadaatay cida rabta carqalaynta doorashoyinka oo cabad uun ka soo hadhay kuwaasna waa kooxda silaanyo ku marin, wuxuuna wastaadka madaxtooyada saylaci ila xalay haysato hurdo la’aan iyo madax werer kaga imi hadaladi iyo awoodi madaxweynaha mustaqbalka umadda Somaliland  Cabdiraxmaan Cirro arkayna awoodiisa siyaasadeed, waxaana awoodi noqotay xildhibaanda raacsan gud cirro oo fashiliyay mashruuci madaxtooyadda iyo saleeban gaal oo haatan taagan maxalad xun kari karin khilaaf danbe oo ka dhex muuqdo, isagoo saaqirmay oo aan waji maanta ku lahayn bulshada somaliland dhexdiida waxa ka mas’uul ah damacyada silaanyo oo god ku tuuray salebaan!!, xalada madaxtooyaddu waxa hor taagan kacdoon umaddeed tageersan Gud. Cabdiraxmaan Cirro oo u dagaalamaya rabitanka shacabka iyo dawladaha daniya somaliland rabitaankaas oo ah I ay doorashaddo wakhtigiida qabsoomato.

 

???????????????????????????????

Silaanyo wakhti xun ayuu maraya waxan halkaas gadhsiyay Xirsi oo sixiray !!, maanta madaxtooyaddu waxay noqotay goob fal iyo sixir ku aasan !!, shacabweynaha gobolada awdal iyl selal way diidayn diiwaan galinta inay ka dhacdo gobolkooda diidsana qorshaha xukuumadda kulmiye, la nac silaanyo iyo xisbigiisa oo xooga ku qaatay, maanta gobolada iyo shacabka intiisa badan waxy higsanayaan Cabdiraxmaan Cirro oo ku kasbaday shacabka taarikhdiisa mudan, kartidiisa, jacaylka u qabo horumarinta bulshadda somaliland mid weyn iyo mid yar ba, waxaana leenahay marwalba dagaal ku soo qaadan cirro isaga idinka kasbaday waayo wa nin garanaya xirfada siyaasadda laakin silaanyo muxu haysta wastaat iyo shaahle mooyaane wa xaashad hortaal cirro mar walba afoofinayo !!, barlamaankana isaga u gudoomiyena isagana maamula ,isagana sii maamulaya intuu madaxtooyada gali doono 2015 oo noqon doono madaxweynaha somaliland 2015.

 

Guul Cirro

Guul Somaliland

 

Khadar2244@hotmail.com

 

Mukhtar Cilmi