AWDAL: Beesha Rer Axmed Oo Cadeeyay Inay Cudud Midaysan Ku Tageereen Xisbiga WADDANI

(SLT-Boorame) Beesha rer Axmed oo ah beesha Degaanka gudaha Magaalada Boorame ayaa munaasibad ballaadhan oo ka dhacday Xarunta Gobolkaas ayay ku cadeyeen inay codkooda iyo cududooda ku mideeyeen Xisbiga WADDANI. Hoos ka DAAWO .