Author Archives: Xamse

Itoobiya Oo Ka Coddaysay Farmaajo

(SLT-Addis Ababa)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa ku guuldarraystay in uu noqdo guddoomiyaha urur goboleedka IGAD waxaana jagadan loo doortay madaxweynaha Kenya Uhuru

Posted in focus, News | Leave a comment

Madaxweynaha Turkiga Oo Wacad Ku Maray In Aanay Joojin Doonin Weerarka Ay Ku Qaadeen Kurdiyiinta Suuriya

(SLT-Ankara)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Ankara ayna dib uga laaban doonin weerarka ay ku qaaday maleeshiyada Kurdida ee ku sugan

Posted in focus, News | Leave a comment

Xog Laga Helay Qaabkii Uu U Dhintay Askarigii Mareykanka Ee Lagu Dilay Soomaaliya

(SLT-Washington)-Qaliin dhib badan oo cakiran ayaa ugu dambeyn horseeday geerida askari Mareykan ah oo sannadkii tagtay lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Soomaaliya, sida

Posted in focus, News | Leave a comment

Israa’iil Oo Loogu Baaqay In Si Degdeg Ah Ay U Sii Deyso Muwaadiniin U Dhashay Dalka Jordan

(SLT- Tel Aviv)-Wasaarada arrimaha dibadda Jordan ayaa ugu baaqday ciidanka amniga Israa’iil inay sii daayaan laba ka mid ah muwaadiniinta Jordan oo lagu

Posted in focus, News | Leave a comment

Mas’uuliyiin Dhinaca Amniga Ah Oo Ka Socda Imaaraadka Carabta Oo Booqasho Qarsoodi Ah Ku Tagay IRAN

(SLT- Tehraan)-La-taliyaha amMaanka Qaranka Imaaraadka Mr. Tahnuun Bin Zayed ayaa booqasho qarsoodi ah ku jooga magaalada caasimada ah ee Tehraan, xilli xiisadDa ka

Posted in focus, News | Leave a comment

Madaxweyne Trump Oo U Hanjabay Turkiga

(SLT-Washington)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ballanqaaday cunaqabateyn weyn oo la saarayo Turkiga sababo la xidhiidha weerarka ay ciidamada dalkaas ku qaadeen Waqooyiga Syria

Posted in focus, News | Leave a comment

“Waxaan Jooggaa Dalka Itoobiya Oo Aan Howlo Shakhsi Ah U Imi, Mana Tegin Kismaayo…” Yusuf Cismaan Garas

(SLT-Hargeys)-Yusuf Cismaan Garas oo xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumaddii hore ee xisbiga Kulmiye markii u dambeysayna ahaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Macdanta iyo

Posted in focus, News | Leave a comment

Buuq Iyo Sawaxan Hadheeyay Fadhigii Saaka Ee Golaha Guurtida Somaliland Iyo Sababta

(SLT-Hargeysa)-Buuq Iyo Sawaxan Hadheeyay Fadhigii Saaka Ee Golaha Guurtida Somaliland Iyo Sababta, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Golaha Wakiillada Somaliland Xaq Ma U Leeyihiin Inay U Yeedhaan Qunsulka Turkiga U Fadhiya Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Golaha Wakiillada Somaliland Xaq Ma U Leeyihiin Inay U Yeedhaan Qunsulka Turkiga U Fadhiya Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Dawlada Jarmalka Oo Ka Hadashay Cilaaqaadka Ay Leedahaya Somaliland Iyo Maalgashiga Ay Danaynayso

(SLT-Berlin)-Dawladda Jarmalka ayaa sheegtay inay sii wadayso mashaariicda la xidhiidha horumarinta ee ay ka waddo Jamhuuriyadda Somaliland. Siduu baahiyey Wargeyska East African Business

Posted in focus, News | Leave a comment