Author Archives: Muniir

Waakuma Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Dalka Soomaliya Loo Magacaabay?

(SLT-Muqdisho)  Madaxweynaha dalkaasi  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare  Ibraahim Iidle Saleebaan, kadib markii uu xilka ka qaaday

Posted in Focus, News | Comments Off on Waakuma Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Dalka Soomaliya Loo Magacaabay?

Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Hees Ereyo Culus Ku Bayaamiyay Mushkiladda Somaliland Haysata.

(SLT-Hargaysa)Fanaaniinta caanka ah ee kooxda Xidigaha Geeska, ayaa soo saaray hees waddaniya oo bulshadda Somaliland ay ugaga digayaan duruufaha xilligan ka taagan Somaliland

Posted in Focus, News | Comments Off on Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Hees Ereyo Culus Ku Bayaamiyay Mushkiladda Somaliland Haysata.

Dawladda Australia Oo Ku Eedaysay Hay’adaha U Dooda Qaxoontigau Inay Dhiirigalinayaan Mahlakooyinka Ku Yimaada.

(SLT-Australia) Wasiirka arrimaha qaxootiga ee dawlada Australia Peter Dutton ayaa ku eedeeyay dadka u dooda qaxootiga inay dhiirigelinayaan in dadka qaxootiga ah ay

Posted in Focus, News | Comments Off on Dawladda Australia Oo Ku Eedaysay Hay’adaha U Dooda Qaxoontigau Inay Dhiirigalinayaan Mahlakooyinka Ku Yimaada.

Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Oo Kamid Ah Saladiinta Sida Xoogan U Tageera Xisbiga KULMIYE Oo Eedo Is Barkan Dusha Ka Huwiyay Ganacsade Jimcaale Iyo Shirkada Wayn Ee Telesom.

(SLT-Hargaysa) Suldaan Sleebaan Boqor Cismaan oo kamid ah madax dhaqameedka Somaliland sidoo kalena kamid ah Saladiinta sida weyn u tageera Xisbiga talada haya

Posted in Focus, News | Comments Off on Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Oo Kamid Ah Saladiinta Sida Xoogan U Tageera Xisbiga KULMIYE Oo Eedo Is Barkan Dusha Ka Huwiyay Ganacsade Jimcaale Iyo Shirkada Wayn Ee Telesom.

Somaliland Oo 25-sanno Kadib Xidhiidh Wanaagsan La Yeelatay Wadamada Carbeed.

Somaliland iyo dunida carabtu hore xidhiidh la odhan karo uu qoto dheer yahay hore umay lahayn iyadoo halkaas ay ka jirtay fursad la

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Somaliland Oo 25-sanno Kadib Xidhiidh Wanaagsan La Yeelatay Wadamada Carbeed.

Maxaad Ka Ogtahay Deelqaafkii Faysal Cali-Waraabe Ku Duray Jabuuti iyo Madaxdeeda?

Sannadkii 2000 ayaan magaciisa bartay isaga oo ah Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Findland. Faysal Cali-Waraabe waxa uu ka hadlayay Radio Hargeisa, isaga oo

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Maxaad Ka Ogtahay Deelqaafkii Faysal Cali-Waraabe Ku Duray Jabuuti iyo Madaxdeeda?

Kooxda Leicester City Oo Ku Guuleysatay Horyaalkii Kubada Cagta Ingiriiska Ee Premier League

(SLT-London)Kooxda Leicester City ayaa ku guuleysatay horyaalka Premier League kaas oo noqonaya halkii ugu saraysay ee ay abid ka gaadhaan kubbada cagta. Tottenham

Posted in Focus, News | Comments Off on Kooxda Leicester City Oo Ku Guuleysatay Horyaalkii Kubada Cagta Ingiriiska Ee Premier League

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Sheegay In Wada Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya Dib U Bilaabmayaan Dabayaaqada Bishan May

(SLT-Hargaysa)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa Shir-jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Sheegay In Wada Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya Dib U Bilaabmayaan Dabayaaqada Bishan May

Madaxweyne Silaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ganacsato Sucudiyaan Ah Oo Dalka Yimi. +SAWIRO

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ganacsato u dhashay dalka Sacuudiga oo booqasho wadanka ku yimi. Sidaana

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweyne Silaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ganacsato Sucudiyaan Ah Oo Dalka Yimi. +SAWIRO

DAAWO: Faanaanka Caanka ah ee Sir. Maxamuud Cumar Yare Oo Hees Wacyigalin Ah U Soo Diray Shacbiga.

(SLT-London) Fanaanka caanka ah ee Sir, Maxamuud Cumar Cabdi (Maxamuud Cumar Yare) oo kamid ah Fanaaniinta 20-kii sanno ee u danbeeyay Masraxa Sugaanta

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Faanaanka Caanka ah ee Sir. Maxamuud Cumar Yare Oo Hees Wacyigalin Ah U Soo Diray Shacbiga.