Author Archives: Mahad

“Maxamed Kaahin Vs Maxamed S Barre “

Sanaddii 1990 ayaa ciidamaddii snm qabsadeen Magaaladda Caynaba ee Gobolka Sool , ka dibna waxay kasoo qabsadeen Madaafiic waawayn oo cusub , markaana

Posted in Articles | Comments Off on “Maxamed Kaahin Vs Maxamed S Barre “

“Wasaaradda Warfaafinta Waxa Laga Eryay 8-qof Oo Habarjeclo Ah”Ex Wasiir UBAXLE

(SLT-Hargaysa) Wasiirkii hore ee Warshadaha Xukuumadii Daahir Rayaale Axmed Cali UBAXLE ayaa sheegay In Wasaaradda Warfaafinta shaqadii ay ka hayeen laga qaaday 8-xubnood

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on “Wasaaradda Warfaafinta Waxa Laga Eryay 8-qof Oo Habarjeclo Ah”Ex Wasiir UBAXLE

Soomaaliya: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Goor Dhawayd.

(SLT-Muqdisho)Qarax baaxadiisu ballaadhantahaya ayaa hadda lagu soo waramayaa in laga maqley meelo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasimada waddankaasi Soomaaliya. Qaraxaan ayaa uuradiisa

Posted in Focus, News | Comments Off on Soomaaliya: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Goor Dhawayd.

Madaxwayanah Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Qaar Kamid Ah Dhallinyaradii Ururka UFO Hoggaaminayasay

(SLT-Hargaysa)Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeyey rag kamid ahaa dhallinyaraddii ka tirsaneyd ururkii UFO. Ururka UFO oo ahaa

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxwayanah Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Qaar Kamid Ah Dhallinyaradii Ururka UFO Hoggaaminayasay

Wasiirka Macdanta & Tamarta Somaliland Oo Daahfuray Mashruuca Sahaminta Shidaalka Ee Gobolka Saaxil.

(SLT-Berbera)Wasiirka wasaaradda tamarta iyo macdanta Somaliland iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Saaxil ayaa maanta si toos ah u daahfurey mashruuca sahaminta shidaalka

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Wasiirka Macdanta & Tamarta Somaliland Oo Daahfuray Mashruuca Sahaminta Shidaalka Ee Gobolka Saaxil.

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saddex Wasaradood Oo Qarsoon U Magacaabay Beeshiisa.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo tan iyo intii uu xilka qabtay xilalkii ugu badnaa u magacaabay beesha uu ka soo jeedo,

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saddex Wasaradood Oo Qarsoon U Magacaabay Beeshiisa.

DAAWO: Muran Sharci Oo Ka Taagan Wasaaradda Warfaafinta Iyo Maareeye Cakule Oo Ku Gacan Saydhay Xilka Qaadistii Wasiirka.

(SLT-Hargaysa) Maareeyaha Tv-ga Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakule oo shalay uu sheegay Wasiirka Warfaafintu inuu xilkii ka qaaday ayaa ku gacansaydhay talabadii Wasiirka.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Muran Sharci Oo Ka Taagan Wasaaradda Warfaafinta Iyo Maareeye Cakule Oo Ku Gacan Saydhay Xilka Qaadistii Wasiirka.

Muqdisho: Wasiirka Ganacsiga Oo Xilkiisa Ku Xidhay Siday U Dhacaan Wadahadalada Somaliland Iyo Soomaalya

Muqdisho(Somali land todey):- Anigu Waan Tagayaa Hadii Daacad Laga Noqon Waayo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya ..” Wasiir Maareeye

Posted in Focus, News | Comments Off on Muqdisho: Wasiirka Ganacsiga Oo Xilkiisa Ku Xidhay Siday U Dhacaan Wadahadalada Somaliland Iyo Soomaalya

Inaan Xukuumadda Sl.and La Wada Lahayn Waxaa Ka Markhaatiya Kunka Qaxoontiga Ah Ugaaso-Madaw Iyo Mandheera Yaa U Cida.

The heart of the country) oo ah Mandheera iyo Ugaaso-madaw waxaa ku ururay dad xoolihii ka dhamaadeen oo qaxoontiya, seddex Magaalo ee halbawlaha

Posted in Articles | Comments Off on Inaan Xukuumadda Sl.and La Wada Lahayn Waxaa Ka Markhaatiya Kunka Qaxoontiga Ah Ugaaso-Madaw Iyo Mandheera Yaa U Cida.

Ahmiyadda Afka Hooyo ….. Qalinkii: Ahmed Harir Adam

Ugu horayn, afku waa nimco Alle ina siiyey oo uu inaga ga karaameeyey noolaha intiisa kale, hadalku waa waxa aynu kaga duwanahay xayawaanka

Posted in Articles | Comments Off on Ahmiyadda Afka Hooyo ….. Qalinkii: Ahmed Harir Adam