Author Archives: Khadar

Suldaanka Guud Ee Beelaha Habarjeclo Oo Eeday Gacantii Jeegaanta Kadib Markii Lagu Qabsaday Dhul Hore Loo Siiyey Oo Dhisme Uga Socday.

Ex Xildhibaan Ismaaciil Caymis Oo Ay Xigto Hoose Yihiin Madaxweyne Muuse Biixi Oo Suldaan Cabdillaahi Uga Dhaartay Inuu Dabkiisu Ka Baxo Jigjiga Yar

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Suldaanka Guud Ee Beelaha Habarjeclo Oo Eeday Gacantii Jeegaanta Kadib Markii Lagu Qabsaday Dhul Hore Loo Siiyey Oo Dhisme Uga Socday.

Somaliland iyo Somalia Oo Kaalinta Ugu Horraysa Ka Galay Wadamada Ugu Musuqa Badan Caalamka

Waxaa ku soo xiga dalalka Koonfurta Sudan iyo Suuriya. Hargeysa (Somalilandtoday)-Hay’adda hufnaanta dunida ka shaqaysa ee Transparency International ayaa soo saartay heerka dalalka

Posted in Focus, News | Comments Off on Somaliland iyo Somalia Oo Kaalinta Ugu Horraysa Ka Galay Wadamada Ugu Musuqa Badan Caalamka

Xukuumadda Oo La Sheegay Inay Maayarka Hargaysa Ugu Baaqday Qabashada Kalfadhi Aan Caadi Ahayn Oo Golaha Degaanka .

Hargeysa(Somalilandtoday)- Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa dhawr amar fartay maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Soltelco kadib markii ay fashilmeen dadaallo lagu dhexdhexaadinayay xildhibaanno

Posted in Focus, News | Comments Off on Xukuumadda Oo La Sheegay Inay Maayarka Hargaysa Ugu Baaqday Qabashada Kalfadhi Aan Caadi Ahayn Oo Golaha Degaanka .

Maraykanka Oo Sheegay Inay Duqeyn Ku Dileen Saraakiil Ka Tirsan Xarakada Al-Shabaab.

(SLT-Somalia)-Mareykanka ayaa sheegay in ay ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab duqeyn 21kii bishan ka dhacday Tuulada Bangeeni oo 8 KM dhinaca galbeed

Posted in Focus, News | Comments Off on Maraykanka Oo Sheegay Inay Duqeyn Ku Dileen Saraakiil Ka Tirsan Xarakada Al-Shabaab.

Maxaabiis Tiro Badan Oo Laga Sii Daayay Xabsiga Magaalada Jig-jiga.

(SLT-Jig-jiga)-Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta xabsiga ka sii daayay maxaabiis kor u dhaafaysa 1500. Waxaa ka mid ah maxaaabiista la sii

Posted in Focus, News | Comments Off on Maxaabiis Tiro Badan Oo Laga Sii Daayay Xabsiga Magaalada Jig-jiga.

Dalalka Afrika Oo Noqday Kuwa Ugu Musuqa Badan Dunida.

(SLT-Africa)-Hay’adda la dagaallanta musuqmaasuqa ee Transparency International ayaa dalalka ka hooseeya Saxaraha Afrika ku qiimeysay kuwa ugu musuqa badan caalamka. Labo ka mid

Posted in Focus, News | Comments Off on Dalalka Afrika Oo Noqday Kuwa Ugu Musuqa Badan Dunida.

Golaha Ammaanka Oo Aan Wali Qaraar Ka Gaadhin Joojinta Colaadda Suuriya.

(SLT-New York)-Xaaladda magaaladda Ghouta ayaa laga dayrinayaa xilli wali golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay isku afgaran la’yihiin qaraar dagaalka lagu joojinyo. Farnsiiska

Posted in Focus, News | Comments Off on Golaha Ammaanka Oo Aan Wali Qaraar Ka Gaadhin Joojinta Colaadda Suuriya.

Qaramada Midoobay iyo Somaliland Oo Ka Wadahadlay Mashruuca JPLG.

(SLT-Hargeys-)Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan gaara la qaatay Wefti ballaadhan oo ka socday qaramada midoobay oo uu hoggaaminayey ku-xigeenka Ergayga Gaarka

Posted in Focus, News | Comments Off on Qaramada Midoobay iyo Somaliland Oo Ka Wadahadlay Mashruuca JPLG.

DAAWO: Xisbiyada Mucaaridka ah Oo Ka Digay Muddo Kordhin Loo Sameeyo Golaha Wakiillada.

(SLT-Hargeysa)-Xisbiyada Mucaaridka ah ayaa ka digay in muddo kordhin loo sameeyo golaha wakiillada Somaliland.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xisbiyada Mucaaridka ah Oo Ka Digay Muddo Kordhin Loo Sameeyo Golaha Wakiillada.

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay

Hargeysa (Somalilandtoday)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa oo uu

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay