Ardayda Reer Somaliland Ee Dalka Malaysia Oo Loo Sameeyay Munaasibad Qalin Jabineed Iyo Dr. Gaboose Oo Ka Qaybgalay. +Sawiro

(SLT-HargaysA)Xafld qalin jibinta oo nooceedan hore uga dhicn  dalka  Malaysia .a yaa waxa soo qaban qaabisay gudida jaaliyada iyo ardayda somaliland ee ku dhaqan wadankas iyadoo ay la ka shanyaa ururka arday somaliland ee jamacada IIUM,   Xalaadan oo si weyn lo soo qaban qaabiyey ayaa waxaa marti u ahaa oo ka soo qayb galay siyaasiga caanka ah maran ahaa Gudoomiyha urukii UMMADA DR GABOOSE.xafdladan ayaa  ugub ku ahayd malayasia tasoo ay ahayd markii ugu horaysay ay arday tiro badn oo ka kal qalinbaiyey jaamacadaha kala duwan ee malaysia kuwasoo ku kala filiqsan gobolada malaysia kuwaso hal meel  ku wada dabaal degey yaliyada somalilandna ay ku gudoonisiyey shadahadooyin ay ku sharaftay.

10733530_10152798971963421_631362342_n.jpg10743285_10152798967543421_1742094948_n.jpg10743833_10152798972083421_2011860582_n.jpg

Si kasta ha ahatee waxaa hadalka xaflada ku furay Gudoomiyha jamcada IIUM mudane SHARAMKE WARAMSE  kasoo marti loo aha yaan ardayda u hanlbayey kana warmay qimaha waxbarshudu leedahay.waxaa isna halaas ka hadaly walidin iyo ardaydii qalinjibsay iyo ardaya ku hadlayey magaca dhalinyarda ugu danabyn waxaa hadalka lagu soo dhawyey Gudoomiyah guud ee jaaliyada iyo araday somaliland mudane SHAFICI AXMED CALI NOUR kasoo hadalo dardaaran ah iyo qimaha waxbrshad halkaas ka jediyey kuna hanbalyey arday qalinjasay kasoo ugu danbayn kula dardaarmay ina wadanki sugaayo oo ay u xir xirtaan wadankodi siday waxay barteen u gelin lahayeen.

10744715_10152798972013421_230645574_n.jpg10744800_10152798967188421_808883196_n.jpg10745052_10152798967288421_1450668793_n.jpg10749128_10152798968278421_606227815_n.jpg10749517_10152798968413421_2020754634_n.jpg

Waxaa xaflada intanay dhamaaan waxaa madashay gabay ad u qimo badan ka soo jediyey mesha abwaanka weyn ee reer somaliland ee malaysia mudane xasan siciid xirsi (kal iyo laab).  Guntii iyo gebo gebadii xaflada waxa soo xiray martida xaflad mudane GABOOSE kasoo madasha ka soo jediey warbixin uu wadanki ka siday iyo dar daraan uu arday u jediyey kuna hanbalyey sida qimha leh ay uga miro dhaliyeen hadafki ay meesha u yimadeen. Intaa ka dib waxaa DRku madasha ku gudoonisyey shahadooyinki jaaliyadu ugu talo gashay ardayda qalin jabisay.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.