“Anigu Wax Dhibaato Ah Uma Arko Haddii Xisbiga KULMIYE Markale Soo Sharaxo Madaxweyne Silaanyo”. Jamaal Cali Xuseen

(SLT-Hargaysa) Musharaxa Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Mud. Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in aanu isagu shaksi ahaan wax dhibaato ah u arag haddii Xisbiga KULMIYE soo sharaxo markale Madaxweynaha hadda tallada dalka haya ee Axmed Silaanyo, sidoo kale wuxuu Jamaal Cali Xuseen ka hadlay miisaaniyada garsoorka dalka oo uu tilmaamay inay tahay mid aad u hoseysa, sidaana wuxuu ku sheegay maruu Maanta Magaaladda Hargaysa ugu waramaayay Tv-ga HCTV. Hadaladii Musharaxa UCID oo dhammaystiran hoos ka daawo.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.