“Anigu Sidii Wasiir Qabo Xamse Been U Sheegi Maayee….” Ramaax Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Maxamed Ibraahim Aadan Qabo

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Gabilay ayaa ka hadlay sida uu u arko xilka cusub ee loo magacaabay, waxaanu weerar afka ah ku qaaday wasiirkii hore ee wasaaradda qorshaynta Maxamed Ibraahim Aadan Qabo