Anigoo Ah Maamulaha Xawaalada Mustaqbal Express Ee Birmimgham Xuseen Baane Waxaan Hanbalyo Soo Gaadhsiinaya Shabakadda Somalilandtoday Oo Noqotay Mid Caalamiya.

ANIGOO  MAGACAYGU YAHAY HUSSEIN BAANE  KANA MID AH AKHRISTAYAASHA CUSUB EE SIDA FIICAN ULA JAANQAADAY SHABAKADAN CALAMIGA AH EE  SOMALILANDTODAY.COM,  WAX WALBA WAA CALAMI LAMA YIDHDO WAXAAN QIRAYAA IN  SOMALILANDTODAY AY TAHAY  CALAMI.

Xuseen Baane. Maamulaha Sherkada Mustaqbal Ee Birmingham.

WAXAAN SALAAMAYA DHAMMAAN HAWL WADEENADA SHABADDA SOMALILANDTODAY, WAXAAN IDINKU HANBALYAYNAYAA SIDA QIIMAHA LEH EE AAD KOR UGU QAADAYSAAN SAXAAFADDA S/LAND IYO MIDA DADKA AF-SOMAALIGA KU HADLABA.  WAANAN IDINKA MAHAD NAQAYNAA HADANU NAHAY SHACBIGA XIISEEYA WARARKA WADANKOODA IYO ARRIMAHA GEESKA IYO DHAMMAAN DHACDOOYINKA KALA DUWAN EE ADDUUNKA KA DHACAAYA, DAQIIQAD WALBA SIDA FIICAN EE AAD NOOGA HAQAB TIRAYSAAN. RUNTII BARIGII HORE BBC’DA IYO TELEFEESHINADA CAALAMKA AYAAN U DOONAN JIRAY WARARKA ADDUUNKA, INTII SOMALILANDTODAY NALOO SAMEEYAY MEELBA MA QABTO EE WAXAAN KA DAALACDA SHABAKADDA CAALAMIGA EE SOMALILANDTODAY. QOF KASTAA MA QAADAN KARO CAALAMI WAA INAAD WIXII CAALAMKA KEENTA HADDII KALE MA NOQONAYSID CAALAMI.

WAXAAN SIGAARA UGU HAMBAL YAYNAYAA (MUNIIR AHMED CIGAAL) MAREEYAHA TELEFEESHINKA QARAN EE GOBOLADA UK AHNA TAFATIRAHA GUUD EE  SHABAKADA CALAMIGA AH WAA SOMALILANDTODAY  OO MAGEECADA AAN KU RAAXAYSTO MARKAAN MAQLO AMA AAN FURAAYO SUBAXDII, WAXAAN MARKALE LEEYAHAY

    HAMBALYO,HAMBALYO,HAMBALYO.

 HUSSEIN BAANE

MANAGER. MUSTAQBAL EXPRESS

BIRMINGHAM,UK.

EMAIL: baane45@yahoo.com