Afhayeenka Xisbiga Wadani Laanta Sweden Oo Munaasibada Curashada Sanadka Cusub ee Islaamka Hambalyo diray

hamlbalyo sannadka cusub ,,,,,haddii aanu nahay xisbiga wadaanii laantisa sweden waxa aan halkan hambalyo uga dirayiin dhmaan ummada islamka gaar ahaan ummada somaliand iyo kuwaa somaalida kale ah ba waxa aan halkan alle uga rajaayanyina in alle sannadkan kiisa kale bashbash iyo barwaaqo nagu gaadhsiiyo anaago ah dhmaan guddiyada xisbiga wadaani laaanta sweden

cantar kidaar cune

 1320351.jpg

afhyeenka xisbiga wadaani

laanta sweden