Afhayeenka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Qaabkii Ay Somaliland Uga Dhacday Doorashadii Madaxtooyadu

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadlay qaabkii ay Somaliland uga dhacday doorashadii madaxtooyada Somaliland.