Adeer Maxaa Adiga Kaagalay Ma Dhar-baad Usoo Iibinaysaa Sheeko Duurxula

Waxa maalin maalmaha kamida magaalada Burco ku sheekaystay laba nin oo odayaala
Dabeed mid kamida odayaasha ayaa waa nin su.aal badan
Ka kalena waa nin aamusan markii ay kulmeen labadii oday ayaa ninkii su,aasha lagu yaqaanay kiikale hadal ku bilaabay waxana uu ka waraystay arimo daakhilya

S waxan uu waydiiyay waar horta Caliyaw Xaas ma leedahay
J Cali oo aan weligii guursan ayaa yidhi HAA isagoo isleh hadalka hakaa daayo
S oo caruur ma dhashay
J Cali oo aad hadalkiisa u diidan oo raba inuu soo afjaro ninkan warkiisa ayaa ahadan yidhi

raammle
HAA
labadii nin ee odayasha ahaa waxa kala haysata dhib oo midna waxa u diidanyahay ninkan iyo hadalkiisa oo waxa uu isleeyahay yaa maruun kaa aamusiiya
Kiikalena waakan su.aasha la daba jabacsaday

Dabeed ninkii wax waraysanaya oo waraysigiisii sii wada ayaa hadana yidh
S oo Cali caruurtu waa imisa

J way badanyihiin

S oo imisaa Raga Imisaase Dumara

Hadaba Mr Cali oo aad u xanaaqsan ayaa intuu ninkii odayga ahaa si kulul u eegay ugu jawaabay sidan
J
Dee Adeer Adigu Ma Dhar-baad usoo iibinaysaa maxaa adiga kaagalay tiradooda iyo inta ay caruurtaydu tahay

BY Sacad Cali Kaahin Raamalay Sacad plucky
Qalin Ku Difaac Group