Abwaan Hadaari Oo Si Qoto Dheer Uga Sheekayay Qisada Uu Ka Sameeyay Heesta Caanka Baxday Ee Baladweyn.

(SLT-Hargaysa) Abwaanka weyn ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa si mugweyn uga waramay heesta caanka baxay ee Baladweyn qisadeeda iyo siday ku timi.

Heestan oo uu ku luuqeeyo Fanaanka Xasan Aadan Samatar, waxay kamid tahay heesaha safka hore kaga jira Sugaanta Soomaalida ee aan liicin. Abwaan Hadraawi oo qisada heesta Baladweyne ka waramaaya Hoos ka dhagayso .