DAAWO: Dalka Somaliland Oo Ay Si Nabada Uga Bilaabantay Codbixiintii Doorashadu Iyo Murashax Cabdiraxmaan Cirro Oo Codkiisa Dhiibtay

(SLT-Hargaysa) Codbixintii doorashada Madaxweynaha Somaliland ayaa si nabada uga bilaabantay Guud ahaan waddanka Jamhuuriyadda Somaliland. Hoos ka DAAWO.