MACAANEEY MA NABAD BAA. Abwaan: Ibraahim-rashiid Cismaan Guure (aboor) Waxaan u tiriyyey Inaabtiday.

MAANDHADAY SAMIIRAAY
MIYYI IYYO MAGAALIYYO
MEEEL KASTOO AAN JOOGOBA
MAANKIYYO QALBIGA IYYO
MASKAXDAAD KU LADHANTOO
MA OG TAHAY HAWEEN KABA
MURAADBA UMA YEEESHOO
MARWOOY ADIGA MOOYYEE
DUMAR KALE MA EEGOO
MUXIBBADA DAREENKA LEH
MARNA KALAMA DOOODO’E
MACAANEEY MA NABAD BAA ?

MAANDHADAY SAMIIRAAY
MILGIHIYYO XISHOODKIYYO
HADALLADAN MACAANEED
MAR-KASTABA TIDHAAHDAA
MIYYIR KAYGI QAADDAYE
MA OG TAHAY HAWEEN KABA
MURAADBA

UMA YEEESHOO
MARWOOY ADIGA MOOYYEE
DUMAR KALE MA EEGOO
MUXUBBADA DAREENKA LEH
MARNA KALAMA DOOODO’E
MACAANEEY MA NABAD BAA ?

MAANDHADAY SAMIIRAAY
MIDAB KAAGA DHIINKA AH
MIISAANKAN QURUXDEE
RABBI KUGU MANNAYSTAAN
KAAGA MAARMI WAAYAYE
MA OG TAHAY HAWEEN KABA
MURAADBA UMA YEEESHOO
MARWOOY ADIGA MOOYYEE
DUMAR KALE MA EEGOO
MUXUBBADA DAREENKA LEH
MARNA KALAMA DOOODO’E
MACAANEEY MA NABAD BAA ?
………………Dhammaad.
g