Xildhibaano Ka Mida Golaha Degaanka Ee Ceerigaabo Oo Beeniyay Warar Been Abuura Oo Warbaahinta Qaarkod Baahiyeen.

(SLT-Ceerigaabo) – Xildhibaano ka tirasan Golaha Degaanka Ee Ceerigaabo oo warbaahinta la hadlay waxa ay beeniyeen warar lagu baahiyey qaar ka mida  warbaahinta warkaas oo sheegayay in golaha Degaanka Ceerigaabo uu soo kala dhex galay khilaaf xoogan, Muqaalka hoos ka daawo.gg

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com