Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsi U Diray Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

(SLT-Hargaysa)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE  Muj. Muuse Biixi Cabdi  ayaa  dhambaal Tacsi ah u diray Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo adeerkii ku geeriyooday magaalada Hargaysa.Guddoomiyaha ayaa waxa uu sidaasi ku sheegay farriin uu soo gaadhsiiyay Shabakadda Wararka Ee Somalilandtoday farriintaas aaya waxau udhignayd sida:

download

XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILANS

(KULMIYE)

Address:  Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.

Tell:           00252-2-527883

Mobile:      00252-2-4134891

Email:        kulmiye_party@hotmail.com/Website: www.kulmiye.com/www.kulmiye.org

REF: XK/XGX/0042045/2014                                                                           Date:30/09/2014 

 

Ujeeddo; TACSI

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu Tacsi u dirayaa Xil,Siciid Cilmi Roobe  isagoo ka tacsiyaynaya geerida ku timi adeerkiiMarxuum    maxamed xasan Af-dhabis oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 30/10/2014, ku geeryooday magaalada Hargeisa,

Gudoomiye Biixi wuxuu Alle uga baryayaa marxuumka inuu u naxariisto Eheladii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna  iiman ka siiyo.

Aamin Aamin Aamin

ALLAH                 MAHAD             LEH

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Md. Muuse Biixi Cabdi