Tacsi

AKADEMIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA HIMILO

TACSI…………..TACSI…………………..TACSI.

wirdaani

Gudoomiyaha Akademiyada Akhriska Iyo Qoraalka Himilo Mudane Cabdiraxmaan C/laahi Wirdaani isagoo ku Hadlaya afkiis iyo kan xubnahaAakademiyada Akhriska Qoraalka Himilo wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Gudoomiye Ku Xigeenka Akdemiyadda Himilo Faadumo Cali Bile oo goor dhaweyd Aabbo-heed ku Geeriyooday Degmadda Sheekh.
Gudoomiyuhu wuxuu Alle ka Baryaaa inuu janadiisii ka waraabiyo, Qoyskii, Qaraabadii, Asaxaabtii iyo Bahda HIMILO ee ay faadumo ka tirsan tahay inuu samir iyo iimaan ka siiyo.
INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.