DAAWO: “Waanu Joojinay Wada-shaqayntii Muuse Biixi, Qawlkiisa Iyo Ficilkiisu Isma Laha..” Faysal Cali Waraabe

(SLT-Hargeysa)-Madax ugu sarraysa xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa maanta kulan xasaasi ku yeeshay Hargeysa.

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ku gacan-saydhay kulan degdeg ah uu maanta ku baaqay Madaxweynuhu inay isku yimaadaan xisbiyadda mucaaridku iyo Madaxweynuhu, Halkan hoose ka DAAWO