Waa Maxay Sababta Baajisay Kulankii Madaxweyne Biixi iyo Ergada Dhexdhexaadinta + Beesha Caalamka Oo Hargeysa U Soo Xadhko Xidhay

(SLT-Hargeysa)-Kulankii la filayay inuu Axadii toddobaadkan dhex maro Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo ergada dhexdhexaadinta xukuumadda iyo mucaaradka ayaan qabsoomin, Halkan hoose ka DAAWO