Monthly Archives: December 2019

DAAWO: “Waar Maanta Ma Duco Kaliya Ayaynu Ka Eegaynay Suldaan Xasan…” Boqor Buurmadow

Posted in focus, News | Leave a comment

Safiirka Imaaradka Carabta Ee Soomaaliya Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay Oo Muqdisho Ku Kulmay

(SLT-Muqdisho)-Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u Fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta Xarunta Safaaradda Imaaraadku

Posted in focus, News | Leave a comment

Siyaasi Ramaax Oo Dacwad Kale Lagu Oogay Iyo Xisbiga UCID Oo Si Kulul Uga Hadlay

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Ramaax Oo Dacwad Kale Lagu Oogay Iyo Xisbiga UCID Oo Si Kulul Uga Hadlay, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Xukuumadda Somaliland Oo Dacwad Ka Gudbinaysa Xisbiyadda Mucaaradka Ah

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Maayarka Hargeysa iyo Taliyaha Ciidammada Asluubta ayaa sheegay inay Dacwad ka gudbinayaan Masuuliyiin ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka ah

Posted in focus, News | Leave a comment

“Somaliland Sanadkan Dhamaanaya Waxaa Lagu Xidhay 88 Qof Oo Sharci Daro Loo Xidhay” Human Right Centar

Posted in focus, News | Leave a comment

Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Arbacada Berri Fasax Noqon doona

(SLT-Hargeysa)-Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa la fasaxay Maalinta Arbacada ah ee Berri, dhalashada Sannadka cusub ee 2020-ka ee Taariikhda Miilaadiga awgeed. Sidaana waxa lagu

Posted in focus, News | Leave a comment

Madaxweyne Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee Ciidanka Dab-damiska

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo loo bineeyey ciidanka dab-damiska Somaliland, kuwaas oo laga

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: Xildhibaanka Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Shaaciyey In Cafiskii Loo Fidiyey Siyaasi Ramaax La Hor-Istaagay

(SLT-Hargeysa)-DAAWO: Xildhibaanka Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Shaaciyey In Cafiskii Loo Fidiyey Siyaasi Ramaax La Hor-Istaagay, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

“Kursiga Nin Ayaa Ku Fadhiya Ee Aynu…” Cali Warancade Oo Ka Hadlay Murrashaxnimada Maxamuud Xaashi

(SLT-Hargeysa)-Cali Warancadde la taliyaha arrimaha siyaasadda ee madaxweyne Biixi ayaa Maxamuud Xaashi Cabdi uga digay in uu xilligan isu taago jagada guddoomiyaha xisbiga

Posted in focus, News | Leave a comment

Kumanaan Qof Oo Ku Dibad-baxay Safaaradda Mareykanka Ee Ciraaq

Dhowr kun oo dibad-baxayaal ah ayaa maanta isugu soo baxay banaanka safaaradda Mareykanka ee Baghdad, si ay u cambaareeyeen duqeymo ay ciidamada Mareykanka

Posted in focus, News | Leave a comment