Monthly Archives: November 2019

DAAWO: “Aniga Iyo Madaxweynaha Ciidammadii Ayaa Na Wareeriye…” Guddoomiyaha Guurtida

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha guurtida ayaa ka hadlay xeerka hawl-gabka ciidammada oo hor-yaalla golihiisa, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: “Dhex Ayaan U Noqonaya Xisbiyadda…” Cabdirashiid Riyo-raac Oo Ka Hadlay Xilka Loo Doortay

(SLT-Hargeysa)-Cabdirashiid Riyo-raac ayaa ka hadlay doorashadiisa, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Sacuudiga Oo Waji Cadaawadeed Tusaysa Dowladda Soomaaliya Kadib Markii Ay Tallaabadaan Qaadeen.

(SLT-Muqdisho)-Dowladda Sacuudi Carbaiya ayaan weli wax jawaab ah kasoo bixin safiir ay xukuumadda Federaalka u magacowda dalkaas muddo ku dhaw lix bilood ka

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Doorashada Cabdirashiid Riyo-raac

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Doorashada Cabdirashiid Riyo-raac, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

“Khamiistii Waxa Noo Yimid Guddigii Dhexdhexaadinta Ka Dhex Waday…” Xubinta Guddida Doorashooyinka Ee UCID Oo Xaaraan Ku Tilmaantay Doorashada Cabdirashiid Riyo-Raac

(SLT-Hargeysa)-Xubinta Guddida Doorashooyinka Ee UCID Oo Xaaraan Ku Tilmaantay Doorashada Cabdirashiid Riyo-Raac, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: “Siidhkii Dalka Dibadiisa Laga Keeni Jiray Waanu Joojinay…” Wasiirka Beeraha Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inay joojiyeen siidhkii dalka dibaddiisa laga keeni jiray, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

WAR DEGDEG AH: Cabdirashiid Riyo-raac Oo Loo Doortay Guddoomiye Guddida Doorashooyinka

(SLT-Hargeysa)-Guddida cusub ee doorashooyinka Somaliland ayaa Guddoomiye u doortay Cabdirashiid Riyo-raac fadhi ay maanta yeesheen, halka guddoomiye ku xigeena u Doorteen Mustafe Maxamed

Posted in focus, News | Leave a comment

Lacagtii Miisaniyada Ugu Jirtay Xisbiyada Somaliland Oo La Dhimay

(SLT-Hargeysa)-Lacagti Miisaniyada ugu jirtay Xisbiyada Somaliland ayaa la dhimay sida ku Cad li faaqa Misaaniyada ay ansixiyeen Golaha Wakiilada Somaliland. Golaha Wakiilada JSL

Posted in focus, News | Leave a comment

Ergayga Midowga Yurub Ee Geeska Afrika Oo Ka Hadlay Sida Ay Somaliland Ugu Guulaysan Karto Halgankeeda

(SLT-Hargeysa)-Ergayga Midowga Yurub ee gobalka Geeska Afrika Mr. Alex Rondos, ayaa ka hadlay Somaliland iyo sida ay ugu guulaysan karto halgankeeda. Danjire Alex

Posted in focus, News | Leave a comment

Wasiir Cabdillaahi Abokor Ma Ku Nafisay Wanjalkii Sheekh Saleebaan?

W/Q Agaasime hore Maxamed Aadan Ilkacase Salaan Sare Caasimada Geeska Nayroobi: QODOBADA 1.Gudigii dhexdhexaadintu tolow xagay Wax marinayaan? 2.Gudigii Doorashada ee Dhaawaca ahaa

Posted in Articles, focus | Leave a comment