“Iskadaa In Uu Caarre Iyo Ciidan Saamaxo E Ma Cafiyo Nin Ay Maalin Qudha Cod Is-Ladhaafeene…” Abwaan Cismaan Kujare Oo Mar Kale Gabay Cajiib Ku Dhaliilay Madaxweyne Biixi

(SLT-Hargeysa)-Abwaan Cismaan Kujare ayaa mar kale gabay cajiib ku dhaliilay hoggaaminta Madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO